Dhamaan Adeegyada UNHCR waa BILAASH!

Tuesday / 28 May 2019

Waa inaadan wax lacag ah ka bixin dukumiintiyada UNHCR.
Waa inaadan waxba ku bixin nooc kasta ha ahaadee helida kaalmada UNHCR.
Waa inaadan qofna lacag siinin si uu kuu keeno oo uu kula soo xiriiriyo UNHCR.



Share