UNHCR Verify Plus

UNHCR Verify Plus waa Barnaamij cusub oo hada loo heli karo si bilaash ah oo laga soo dejiankaro Google Play Store iyo Apple App Store. Barnaamijka waxaad ku xaqiijin kartaa kaarkasta oo UNHCR Barnaamijku wuxuu badali doonaa barnaamijka hada socda ee UNHCR Verify MY.

UNHCR Verify MY

UNHCR Verify Plus

Sida loo Isticmaalo barnaamijka

Waxaa lagaa doonayaa inaad isku qortid barnaamijka si aad u isticmaasho. Is qorka waa lagu dhammaystiri karaa Google, Microsoft, Facebook ama Twitter. Tani waa si loola socdo isticmaalka barnaamijka . Barnaamijku wuxuu arki karaa oo kaliya cinwaanka emaylka isticmaalaha. Xog kale oo shaqsiyeed lama uruurin doono

Si aad u isticmaasho barnaamijka, daar barnaamijka oo iskaan garay QR koodka. Haddii lagu guulaysto, faahfaahinta u dhigma kaarka UNHCR ayuu soo bandhigi doonaa. Haddii aan lagu guulaysan khalad ayaa shaashad ka soo bixi doona.

Soo Degso Baranaamijka

Si aad u soo degsato barnaamijka, ka raadi “UNHCR Verify Plus” Google Play Store ama Apple App Store, iskaan garay koodadka QR ee hoose ama guji badhanka soo dejinta.

Google Play Store

Apple App Store

Haddii dukumintigaaga uusan ku xaqiijin karin barnaamijku oo aad ku sugan tahay xaalad xabisi iyo xanibaad oo suurtagal ah, fadlan la xiriir khadka xabsiga iyo xanibaada ee UNHCR012-6305060.