Dib u noqosho Ikhtiyaari ah (Su’aalaha Badanaa La Weydiiyo)
Ku Soo Dhawoow dib u noqosho Ikhtiyaariga ah Su’aalaha Badanaa La Weydiiyo (FAQ). Halkan, waxaad ka heli kartaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan habka,dib u noqoshoda Ikhtiyaariga iyo sidoo kale inta ay le’eg tahay ku lug lahaanshaha UNHCR Malaysia dib u noqoshoda Ikhtiyaariga.
Si aad u hesho, xogto guud iyo mid Kiiskaaga u Gaar ah oo ku saabsan dib u noqoshoda Ikhtiyaariga
Where do I find information about voluntary repatriation to my home country within UNHCR’s mandate?
Buug-gacmeedka UNHCR dib u noqoshoda Ikhtiyaariga ah waxay bixisaa macluumaad faahfaahsan siyaasadda iyo hab u dhaqanka UNHCR oo ku saabsan dib u celinta ikhtiyaariga ah ee qaxootiga. Buug-gacmeedka waa dukumeenti dadweyne.
I have attended the voluntary repatriation counselling session with the Durable Solutions Unit. Can I contact the Durable Solutions Unit thereafter to request for updates on my return arrangements?
Looma baahna in lala xiriiro Waaxda Xallinta Waara adoo xafiiska imanaya, ama diraya warqado, fakis ama emayl. Xurunta Xalka Waara ayaa kula soo xiriiri doona haddii ay jirto baahi loo qabo in la xalliyo wixii arrimo ee taagan si loo sii qiimeeyo iyo/ama looga caawiyo dib u noqoshadaada. Sidaa darteed aad bay muhiim u tahay in aad xaafido faahfaahinta xiriirkaada – lambar kasta oo telefoon ah (fadlan sidoo kale sheeg haddii aad isticmaalayso Whatsapp) iyo ciwaannada iimaylka – oo lala cusboonaysiiyay UNHCR, si uu xafiisku kula soo xidhiidho markasta oo loo baahdo.
Baaxadda Ka-qaybgalka UNHCR Malaysia dib u noqosho Ikhtiyaariga ah
My application for refugee status was rejected and I would now like to return to my home country. Can UNHCR assist?
Waxaad xiriiri kartaa IOM si aad u raadsato la-talin adiga oo ugu diraya iimayl iomkulinq@iom.int. Codsadayaashu waxay u baahan doonaan inay bixiyaan kharashaadka oggolaanshaha bixitaankooda iyo fisada gaarka ah. UNHCR ma awoodi inay ku siiso Foomka Dib ucelinta Ikhtiyaariga ah (VRF).
I cannot return to my own country as it is unsafe, but can UNHCR send me to a neighbouring country of my country of origin?
Dib-u-calinta ikhtiyaariga ah waxaa loola jeedaa ku noqoshada waddankaaga asalka ah ikhtiyaari ahaan iyada oo lagu jiro xaalado nabadgelyo iyo sharaf ah. UNHCR ma qaban qaabiso, ma caawiso mana fududeyso safar loogu baxayo wadan deris la ah.
My life is very difficult in Malaysia. I would like to go to another country. Can UNHCR issue me a Voluntary Repatriation Form (VRF)?
Foomka Dib Ucelinta Ikhtiyaariga ah (VRF) waxaa la bixiyaa KELIYA haddii shakhsi uu muujiyo inuu doonayo inuu ku laabto wadankiisa asalka.
Would UNHCR be able to assist if I am in danger of being forcibly returned to my country of origin?
UNHCR waxay u doodi doontaa shakhsigaa si looga hortago in loo mastaafuriyo wadanka uu ka soo jeedo, gaar ahaan haddii ay jiraan sababo lagu aamini karo in nolosha shakhsiga ay qatar ku jirto haddii la celiyo.