[UPDATED] Nidaamka Habraaca ee loo soo gaabiyo (SOP) ee Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa Xadidan (CMCO): 9 Nofeembar – 6 Diseeembar 2020.

Tuesday / 10 November 2020

Iyadoo la raacayo Amarka Xayiraadda Dhaqdhaqaaqa Xaaladda (CMCO) ee ay shaacisay Dowladda Malaysia, fadlan la soco in Xafiiska UNHCR la xiri doono illaa ogeysiis dambe.

Fadlan ha imanin xafiiska UNHCR ee Malaysia ilaa in lagu la soo xiriiro oo imow lagu dhoho mooyee.

Wixii kasoo cusboonaada arintan waxaa lagu soo dhajin doonaa Bogga Qaxootiga Malaysia. Fadlan si joogto ah ula soco boggan si aad xogta cusub u ogaato.



Share