{"id":27569,"date":"2021-08-18T18:46:10","date_gmt":"2021-08-18T10:46:10","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/remote-interviews-faq\/"},"modified":"2021-10-30T09:39:55","modified_gmt":"2021-10-30T01:39:55","slug":"remote-interviews-faq","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/taageero\/remote-interviews\/remote-interviews-faq\/","title":{"rendered":"Waraysiyada Fog (Su&#8217;aalaha Badanaa La Weydiiyo)"},"content":{"rendered":"<p>[et_pb_section fb_built=&#8221;1&#8243; admin_label=&#8221;Hero&#8221; _builder_version=&#8221;4.9.7&#8243; use_background_color_gradient=&#8221;on&#8221; background_color_gradient_start=&#8221;rgba(0,0,0,0.4)&#8221; background_color_gradient_end=&#8221;rgba(0,0,0,0.4)&#8221; background_color_gradient_overlays_image=&#8221;on&#8221; background_image=&#8221;https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/refugee-status-determination.jpg&#8221; custom_padding=&#8221;110px|0px|110px|0px|false|false&#8221; animation_style=&#8221;zoom&#8221; animation_intensity_zoom=&#8221;3%&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_row use_custom_gutter=&#8221;on&#8221; gutter_width=&#8221;1&#8243; make_equal=&#8221;on&#8221; _builder_version=&#8221;4.9.4&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; custom_padding=&#8221;0px||0px||true|false&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_column type=&#8221;4_4&#8243; _builder_version=&#8221;4.9.4&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_text _builder_version=&#8221;4.10.8&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; header_font=&#8221;Poppins|600||on|||||&#8221; header_text_align=&#8221;center&#8221; header_text_color=&#8221;#FFFFFF&#8221; header_font_size=&#8221;48px&#8221; header_font_size_tablet=&#8221;&#8221; header_font_size_phone=&#8221;45px&#8221; header_font_size_last_edited=&#8221;on|phone&#8221; header_text_shadow_style=&#8221;preset3&#8243; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;]<\/p>\n<h1>Waraysiyada Fog (Su&#8217;aalaha badanaa la Weydiiyo)<\/h1>\n<p>[\/et_pb_text][\/et_pb_column][\/et_pb_row][\/et_pb_section][et_pb_section fb_built=&#8221;1&#8243; _builder_version=&#8221;4.9.7&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_row _builder_version=&#8221;4.9.7&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_column type=&#8221;4_4&#8243; _builder_version=&#8221;4.9.7&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][dipl_faq_page_schema _builder_version=&#8221;4.10.8&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; sticky_enabled=&#8221;0&#8243; closed_toggle_icon=&#8221;%%18%%&#8221; closed_icon_color=&#8221;#FFFFFF&#8221; closed_use_icon_font_size=&#8221;on&#8221; closed_icon_font_size=&#8221;20px&#8221; open_toggle_icon=&#8221;%%17%%&#8221; open_icon_color=&#8221;#0072BC&#8221; open_use_icon_font_size=&#8221;on&#8221; open_icon_font_size=&#8221;20px&#8221; closed_toggle_bg_color=&#8221;#0072BC&#8221; faq_heading_font=&#8221;Poppins|700|||||||&#8221; faq_heading_line_height=&#8221;1.8em&#8221; faq_question_closed_font=&#8221;Poppins|600|||||||&#8221; faq_question_closed_text_color=&#8221;#FFFFFF&#8221; faq_question_closed_font_size=&#8221;20px&#8221; faq_question_open_font=&#8221;Poppins|700|||||||&#8221; faq_question_open_text_color=&#8221;#000000&#8243; faq_answer_text_font=&#8221;Poppins||||||||&#8221; faq_answer_text_font_size=&#8221;19px&#8221; faq_answer_text_line_height=&#8221;1.6em&#8221; custom_margin=&#8221;||||false|false&#8221; custom_padding=&#8221;||||false|false&#8221; border_radii=&#8221;on|10px|10px|10px|10px&#8221; border_color_all=&#8221;#0072BC&#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243;][dipl_faq_page_schema_item _builder_version=&#8221;4.10.8&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; faq_question=&#8221;How does a remote interview work?&#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;]<\/p>\n<p>Kuwani waa tallaabooyinka:<\/p>\n<ol>\n<li>UNHCR waxay wici doontaa si ay u qiimeyso haday xaaladdaadu ku habboon tahay wareysi fog. Tani waxay ku xirnaan doontaa helitaanka internetka, lacagta kuugu jirta taleefankaaga gacanta iyo asturnaanta. Waxaa lagu weydiin doonaa su&#8217;aalo si loo xaqiijiyo aqoonsigaaga sidoo kale UNHCR waxay ku weydiin doontaa oggolaanshahaaga in lagaa wareysto meel fog.<\/li>\n<li>Haddii aadan ku qanacsanayn hababka wareysiga fog, hana oggolaan nidaamkaa, fadlan ha ka welwelin. Dib ayaan kuu qaban doonnaa ballan marka aanu kuugu yeeri karno xafiiska.<\/li>\n<li>Haddii aad oggolaato wareysiga fog, waxaad heli doontaa SMS UNHCR oo xaqiijineysa faahfaahinta wareysigaaga.<\/li>\n<li>Maalin ka hor ama maalinta wareysigaaga laftiisa, waxaad heli doontaa SMS-ka UNHCR fura sir ah oo hal mar ah (OTP). Si aad naftaada uga badbaadiso kuwa wax khiyaameeya, fadlan ha la wadaagin furahaag sirta ah qofna.<\/li>\n<li>Isticmaalka OTP oo ah qaab xaqiijin ka hor wareysiga wuxuu bilaabmay Agoosto 2021.<\/li>\n<li>Marka uu ku so woco wareyste ah UNHCR, weydee OTP -gaan si aad u ogaato qofka soo wacaya inuu yahay shaqaale UNHCR dhab ah. Haddii ay ku siiyaan OTP sax ah, sii wad waraysiga. Haddii aysan ahayn furaha sirta ah ee aad ka heshay SMS -ka UNHCR, fadlan jooji wareysiga, oo ogeysii UNHCR marka lagula soo xiriiro si laguu siiyo ballan cusub.<\/li>\n<li>UNHCR waxay adeegsataa siyaabo kala duwan si ay u samayso wareysiyada fog, iyadoo adeegsanaysa: 1) Microsoft Teams, 2) Signal, iyo 3) wicitaanada taleefoonka oo ah \u2018saddexda dhinac\u2019.<\/li>\n<\/ol>\n<p>[\/dipl_faq_page_schema_item][dipl_faq_page_schema_item _builder_version=&#8221;4.10.8&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; faq_question=&#8221;How can I know that the SMS I received is from UNHCR?  &#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;]<\/p>\n<p>Soo diraha SMS waa inuu muujiyaa lambarakan &#8220;62033&#8221; taas oo ah adeeg bixiyaha guud. Farriinta SMS-ka ayaa lagu qori doonaa \u201cUNHCR\u201d oo ay ku xigi doonto lambarka sirta ah ee hal mar ah (OTP) oo ka kooban shan lambar. Fadlan ogow haddii aad SMS ka hesho lambar taleefan oo ka bilaabanaya lambarka taleefanka gacanta sida \u201c017-\u2026\u201d ama \u201c013-\u2026\u201d ma aha mid ka yimid koontada rasmiga ah ee UNHCR. Isticmaalka furaha sirka ah oo hal mar ah (OTP) oo ah qaab xaqiijin ka hor wareysiga wuu jiray ilaa bilawgee Agoosto 2021. <\/p>\n<p>[\/dipl_faq_page_schema_item][dipl_faq_page_schema_item _builder_version=&#8221;4.10.8&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; faq_question=&#8221;What do I need for a remote interview?  &#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;]<\/p>\n<p>UNHCR waxay siyaabo kala duwan u adeegsataa is ay u samayso wareysiyada fog: 1) 1) wicitaanada shirarka fiidiyaha (iyadoo la isticmaalayo Microsoft Teams iyo\/ama Signal), iyo 2) \u2018wicitaannada taleefanka ee &#8216;saddex-dhinac&#8217; ah (iyadoo la isticmaalayo khadka taleefankaaga).<\/p>\n<p><strong>+ Wicitaanka shirarka fiidiyaha ( Microsoft Teams iyo\/ama Signal) <\/strong><\/p>\n<p>Wicitaanada shirarka fiidiyaha, waxaa lagu weydiin doonaa inaad soo dejiso Microsoft Teams and Signal.<\/p>\n<ul>\n<li><strong>Microsoft Teams<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p>Si aad uga soo dejiso <strong>Microsoft Teams<\/strong> kombiyuutarkaaga,guji <a href=\"https:\/\/www.microsoft.com\/en-my\/microsoft-teams\/download-app\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">halkan<\/a>.<\/p>\n<p>Si aad ugu soo dejiso Microsoft Teams taleefankaaga casriga ah fadlan raac tallaabooyinka hoose:<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/teams-01.png\"><\/p>\n<p>Isticmaalayaasha IOS: Raadi Microsoft Teams oo guji badhanka soo dejinta..<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/teams-02.png\"><\/p>\n<p>Isticmaalayaasha Android: Ka raadi Microsoft Teams oo guji badhanka soo dejinta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/teams-03.png\"><\/p>\n<p>Marka soo dejintu dhammaato, uma baahnid inaad xisaab samaysato.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ul>\n<li><strong>Signal<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p>Si aad ugu soo dejiso <strong>Signal<\/strong> taleefankaaga casriga ah fadlan raac tallaabooyinka hoose:<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/signal-01.png\"><\/p>\n<p>Signal waxaa laga heli karaa labadaba Google Play Store iyo Apple App Store. Ereyga muhiimka ah waa &#8211; Signal Private Messenger.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/signal-02.png\"><\/p>\n<p>Kadib markii aad soo degsato barnaamijka, guji continue si aad u sii wado samaynta xisaabtaada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/signal-03.png\"><\/p>\n<p>Taabo continue marka Signal uu codsado inuu galo xiriiradaada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/signal-04.png\"><\/p>\n<p>Geli lambarka taleefankaaga kadibna guji next. Hubi in wadanka aad dooratay uu yahay \u201cMalaysia\u201d.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/signal-05.png\"><\/p>\n<p>Waxaad heli doontaa sms kood ka yimid Signal. Si sax ah u geli koodka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/signal-06.png\"><\/p>\n<p>Sii wad sameynta astaantaada Signal.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/signal-07.png\"><\/p>\n<p>Dejintii waa dhammaatay Waxaad isticmaalikartaa singnal hadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>+ Wicitaan taleefan oo saddex-dhinac ah <\/strong><\/p>\n<p>Haddii kale, oo aanad ka qayb qaadan karin wareysiga fog adiga oo isticmaalaya xogta mobilada\/wifi waxaa laguu yeeri karaa inaad ka qayb qaadato wareysiga fog adiga oo isticmaalya wicitaan taleefan oo &#8216;saddex-dhinac&#8217; ah. Wareysiga ayaa toos kuugu soo wici doona khadka taleefankaaga iyo wareysiga waxaa lagu sameyn doonaa wicitaan cod. Turjumaanku sidoo kale wuxuu ku jiri doonaa isla khadka si loo hubiyo isgaarsiin siman.<\/p>\n<p>[\/dipl_faq_page_schema_item][dipl_faq_page_schema_item _builder_version=&#8221;4.10.8&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; faq_question=&#8221;How can I submit documentation in a remote interview?&#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;]<\/p>\n<p>Fadlan ogeysii qofka ku wareysanaya inta lagu jiro wareysiga waxayna kuu sheegi doonaan sida loo soo gudbiyo dukumiintiyada.<\/p>\n<p>[\/dipl_faq_page_schema_item][dipl_faq_page_schema_item _builder_version=&#8221;4.10.8&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; faq_question=&#8221;Is a remote interview different from being interviewed in the office?&#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;]<\/p>\n<p>Waxa kaliya ee ay ku kala duwan yihiin ayaa ah in lagu gu wareysan doono goobtaada gaarka ah, si loo ilaaliyo badbaadadaada, caafimaadkaaga iyo ladnaantaada.<\/p>\n<p>[\/dipl_faq_page_schema_item][dipl_faq_page_schema_item _builder_version=&#8221;4.10.8&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; faq_question=&#8221;What happens if I choose not to be interviewed remotely?&#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;]<\/p>\n<p>Waxaa lagu wareysan doonaa marka xafiisyada UNHCR ay diyaar u yihiin inay ku so qaabilaan sida ugu ammaansan caafimaadkaaga iyo ladnaantaada.<\/p>\n<p>[\/dipl_faq_page_schema_item][dipl_faq_page_schema_item _builder_version=&#8221;4.10.8&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; faq_question=&#8221;What if I cannot attend the interview on the date appointed by UNHCR?&#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;]<\/p>\n<p>Markaad hesho wicitaan ka socda UNHCR si lagu qabto balanta wareysigaaga, waxaad u sheegi kartaa sarkaalka haddii aad rabto inaad wareysigaaga ka dhigto taariikh ama waqti ka duwan . <\/p>\n<p>Maalinta waraysiga dhabta ah, fadlan ka jawaab wicitaanka waraysiga maalinta ballantaada oo xaqiiji in wicitaankaagu ka yimid UNHCR adiga oo adeegsanaya OTP aad heshay (eeg xagga sare). Markaad xaqiijiso in qofka ku soo wacaya uu yahay UNHCR, weydii wareysigaaga inuu dib u dhigo ballantaada. <\/p>\n<p>[\/dipl_faq_page_schema_item][dipl_faq_page_schema_item _builder_version=&#8221;4.10.8&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; faq_question=&#8221;What if I missed the call for my remote interview?&#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;]<\/p>\n<p>Waxaan had iyo jeer isku dayi doonaa inaan dhowr jeer kugu soo wacno waqtiga wareysigaaga gudahiisa. Haddii aad uu kudhaafo wicitaannadayada, fadlan farriin noo soo dir ama dib noo soo wac Kooxdayada ayaa ku soo wici doonta mar dambe si ay isugu dayaan inay ballankaaga dib u dhigaan wakhti kugu habboon. <\/p>\n<p>[\/dipl_faq_page_schema_item][\/dipl_faq_page_schema][\/et_pb_column][\/et_pb_row][\/et_pb_section]<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waraysiyada Fog (Su&#8217;aalaha badanaa la Weydiiyo)<div class=\"et_pb_with_border et_pb_module dipl_faq_page_schema dipl_faq_page_schema_0\">\n\t\t\t\t<div class=\"dipl_faq_wrapper dipl_faq_accordion dipl_faq_col_1 \" itemscope itemtype=\"https:\/\/schema.org\/FAQPage\"><\/div>\n\t\t\t<\/div><div class=\"et_pb_module dipl_faq_page_schema_item dipl_faq_page_schema_item_0\">\n\t\t\t\t<div class=\"dipl_faq_item_wrapper\" itemscope itemprop=\"mainEntity\" itemtype=\"https:\/\/schema.org\/Question\">\n                <div class=\"dipl_question_wrapper\"><h4 itemprop=\"name\">How does a remote interview work?<\/h4><\/div>\n                \n            <\/div>\n\t\t\t<\/div>Kuwani waa tallaabooyinka: UNHCR waxay wici doontaa si ay u qiimeyso haday xaaladdaadu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":149,"featured_media":0,"parent":28855,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_et_pb_use_builder":"on","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"class_list":["post-27569","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/27569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/149"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27569"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/27569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28848,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/27569\/revisions\/28848"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/28855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}