{"id":48052,"date":"2022-06-06T12:24:42","date_gmt":"2022-06-06T04:24:42","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/taageero\/registering-with-unhcr\/diiwaangelinta-la-unhcr-suaalo-badan-oo-laisweydiiyo\/"},"modified":"2024-08-24T22:57:03","modified_gmt":"2024-08-24T14:57:03","slug":"diiwaangelinta-la-unhcr-suaalo-badan-oo-laisweydiiyo","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/taageero\/iska-diwaan-gelinta-unhcr\/diiwaangelinta-la-unhcr-suaalo-badan-oo-laisweydiiyo\/","title":{"rendered":"Iska diiwaangelinta UNHCR su&#8217;aalo badan oo la is weydiiyo."},"content":{"rendered":"<p>[et_pb_section fb_built=&#8221;1&#8243; admin_label=&#8221;Hero&#8221; _builder_version=&#8221;4.16&#8243; use_background_color_gradient=&#8221;on&#8221; background_color_gradient_stops=&#8221;rgba(0,0,0,0.4) 0%|rgba(0,0,0,0.4) 100%&#8221; background_color_gradient_overlays_image=&#8221;on&#8221; background_color_gradient_start=&#8221;rgba(0,0,0,0.4)&#8221; background_color_gradient_end=&#8221;rgba(0,0,0,0.4)&#8221; background_image=&#8221;https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/resettlement.jpg&#8221; custom_padding=&#8221;110px|0px|110px|0px|false|false&#8221; animation_style=&#8221;zoom&#8221; animation_intensity_zoom=&#8221;3%&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_row use_custom_gutter=&#8221;on&#8221; gutter_width=&#8221;1&#8243; make_equal=&#8221;on&#8221; _builder_version=&#8221;4.16&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; custom_padding=&#8221;0px||0px||true|false&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_column type=&#8221;4_4&#8243; _builder_version=&#8221;4.16&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_text _builder_version=&#8221;4.17.4&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; header_font=&#8221;Poppins|600||on|||||&#8221; header_text_align=&#8221;center&#8221; header_text_color=&#8221;#FFFFFF&#8221; header_font_size=&#8221;50px&#8221; header_text_shadow_style=&#8221;preset3&#8243; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;]<\/p>\n<h1>Iska diiwaangelinta UNHCR su&#8217;aalo badan oo la is weydiiyo.<\/h1>\n<p>[\/et_pb_text][\/et_pb_column][\/et_pb_row][\/et_pb_section][et_pb_section fb_built=&#8221;1&#8243; _builder_version=&#8221;4.16&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_row _builder_version=&#8221;4.24.0&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_column type=&#8221;4_4&#8243; _builder_version=&#8221;4.24.0&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][dsm_faq dsm_accordion_gap=&#8221;20px&#8221; dsm_make_accordion_toggle=&#8221;on&#8221; dsm_open_faq_item=&#8221;on&#8221; dsm_enable_schema_markup=&#8221;on&#8221; dsm_open_toggle_margin=&#8221;||||false|false&#8221; dsm_open_toggle_padding=&#8221;||||false|false&#8221; dsm_close_bg_color=&#8221;#0072BC&#8221; dsm_open_font_icon=&#8221;&#x4b;||divi||400&#8243; dsm_close_font_icon=&#8221;&#x43;||divi||400&#8243; dsm_close_icon_color=&#8221;#FFFFFF&#8221; dsm_animate_icon=&#8221;on&#8221; dsm_icon_placement=&#8221;right&#8221; dsm_content_margin=&#8221;||||false|false&#8221; dsm_content_padding=&#8221;30px||||false|false&#8221; _builder_version=&#8221;4.24.0&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; header_level=&#8221;h4&#8243; header_font=&#8221;Poppins|700|||||||&#8221; closed_header_font=&#8221;Poppins|700|||||||&#8221; closed_header_text_color=&#8221;#FFFFFF&#8221; content_font=&#8221;Poppins||||||||&#8221; content_font_size=&#8221;16px&#8221; custom_margin=&#8221;||||false|false&#8221; custom_padding=&#8221;||||false|false&#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; border_radii_dsm_toggle_open_border=&#8221;on|10px|10px|10px|10px&#8221; border_width_all_dsm_toggle_open_border=&#8221;1px&#8221; border_color_all_dsm_toggle_open_border=&#8221;#0072BC&#8221; border_radii_dsm_toggle_closed_border=&#8221;on|10px|10px|10px|10px&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;][dsm_faq_child dsm_title=&#8221;Yaa mudnaan loo siin doonaa diiwaangelinta cusub?&#8221; dsm_content=&#8221;<\/p>\n<p>UNHCR waxay mudnaan siinaysaa codsiyada la sameeyay 2019 ama ka hor, iyo gaar ahaan shakhsiyaadka nugul. Tusaalooyinka shakhsiyaadka sida gaarka ah u nugul waxaa ka mid ah haweenka khatarta ku jira, carruurta khatarta ku jirta, dadka da&apos;da ah ee khatarta ku jira, dadka naafada ah, dadka qaba xaalado caafimaad oo halis ah oo u baahan daaweyn, iyo dadka ay soo food saartay khataraha soo socda ee xarig ama masaafurinta. Dhammaan carruurta, dadka da&apos;da weyn, haweenka, ama haweenka uurka leh looma tixgeliyo inay nugul yihiin ama halis ku jiraan. Kaliya haddii ay la kulmaan khataro ilaalin oo sarreeya ama ay qabaan baahiyo gaar ah oo dheeraad ah, isaga\/iyada ayaa loo qaddarin doonaa diiwaangelin degdeg ah.<\/p>\n<p>&#8221; _builder_version=&#8221;4.24.0&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; parentOrderClass=&#8221;dsm_faq_0&#8243;][\/dsm_faq_child][dsm_faq_child dsm_title=&#8221;Maxaan u baahanahay si aan u keeno ballanta diiwaangelinta?&#8221; dsm_content=&#8221;<\/p>\n<p>Fadlan keen dhammaan dukumeentiyada la heli karo ee khuseeya kiiskaaga sida baasaboorka, waraaqaha aqoonsiga, shahaadada guurka, warqadda dhalashada, dukumeentiyada isbitaallada, tirakoobka qoyska ama dukumeentiga aqoonsiga qaranka, buug-yaraha adeegga milatariga iyo caddaynta diiwaangelinta hore ee UNHCR iyo\/ama Xafiiska UNRWA. Sidoo kale, fadlan usoo qaado biyaha iyo cuntada fudud xafiiska, maadaama aysan jirin wax dukaamo ah oo kuu dhow, waxaana laga yaabaa in mudada sugitaanka xafiiska ay ka badan tahay intii aad filaysay.<\/p>\n<p>&#8221; _builder_version=&#8221;4.24.0&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; parentOrderClass=&#8221;dsm_faq_0&#8243;][\/dsm_faq_child][dsm_faq_child dsm_title=&#8221;Waa ba diiwaan gashan ahay,laakiin xaaskayga iyo carruurtayda (ka hooseeya 18) maaha. Sideen u diwaan galiyaa Xaaskayga iyo caruurtayda ?&#8221; dsm_content=&#8221;Si naxariis leh u soo gudbi <a href=%22https:\/\/refugeemalaysia.org\/lasooxidhiidh\/%22>codsiga<\/a> beddelka ka kooban qoyska, adoo sii maraya mareegaha qaxootiga Malaysia. Haddii aad soo gudbiso codsiga beddelka xubno kakooban qoyska iyada oo loo marayo mareegaha, fadlan hubi inaad daabacday ama hayso lambarka tixraaca. Fadlan ha soo gudbin codsi diiwaangelin cusub oo dheeraad ah oo loogu talagalay xaaskaaga iyo carruurtaada, haddii aad hore u gudbisay codsiga beddelka xubnaha qaar ee qoyska. UNHCR ayaa kula soo xidhiidhi doonta ballan si aad xaaskaaga iyo carruurtaada ugu darto galkaaga. Kiisaska noocaan ah ayaanu ku salaynaa taariikhda aanu helno codsiga. Balamo la&apos;aan, laguuma ogolaan doono xarunta, maadaama tirada balamaha ay go&apos;an tahay si loo hubiyo caafimaadka iyo fayoqabka qaxootiga.&#8221; _builder_version=&#8221;4.24.0&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; parentOrderClass=&#8221;dsm_faq_0&#8243; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;][\/dsm_faq_child][dsm_faq_child dsm_title=&#8221;Waxaa dhawaan ii dhashay ilmo. Sideen ilmaha ugu daraa faylkayga?&#8221; dsm_content=&#8221;Si naxariis leh ugu soo gudbi <a href=%22https:\/\/refugeemalaysia.org\/contact\/request-for-appointment-family-composition-change\/%22>codsiga<\/a> beddelka xubnaha qoyska adoo isticmaalaya mareegaha qaxootiga Malaysia. Haddii aad soo gudbiso codsiga beddelka xubno kakooban qoyska iyada oo loo marayo mareegaha, fadlan hubi inaad daabacday ama hayso lambarka tixraaca. Fadlan ha soo gudbin codsi diiwaangelin cusub oo dheeri ah oo ilmahaaga cusub, haddii aad hore u soo gudbisay codsiga beddelka xubnaha qoyska. Fadlan ha iman xafiiska haddii aanad ballan lahayn. Balamo la&apos;aan, laguuma ogolaan doono inaad joogtid Xarunta, maadaama tirada balamaha ay go&apos;an tahay si loo hubiyo caafimaadka iyo wacnaanta qaxootiga. Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan diiwaangelinta carruurta waxaad ka heli kartaa <a href=%22https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/taageero\/iska-diwaan-gelinta-unhcr\/diwaan-gali-ilmahaaga\/%22>halkan<\/a>.&#8221; _builder_version=&#8221;4.24.0&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; parentOrderClass=&#8221;dsm_faq_0&#8243;][\/dsm_faq_child][dsm_faq_child dsm_title=&#8221;Miyaan u baahanahay inaan lacag bixiyo si aan u gudbiyo codsiga diiwaangelinta ama markaan raadinayo kaalmada UNHCR\/ama la-hawlgalayaasheeda?&#8221; dsm_content=&#8221;Maya. Dhammaan adeegyada UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda, oo ay ku jiraan adeegyada diiwaangelinta iyo dukumentiyada UNHCR, waa lacag la&apos;aan. Haddii qof ku weydiiyo inaad bixiso kharashka adeegyada UNHCR, fadlan ka warbixi: <a href=%22https:\/\/refugeemalaysia.org\/lasooxidhiidh\/%22>Foomka Cabashada Musuqmaasuqa iyo Khiyaanada<\/a> ama iimayl u dir UNHCR Risk, Integration and Control Unit: <a href=%22mailto:mlslufrd@unhcr.org%22>mlslufrd@unhcr.org<\/a>&#8221; _builder_version=&#8221;4.24.0&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; parentOrderClass=&#8221;dsm_faq_0&#8243;][\/dsm_faq_child][\/dsm_faq][\/et_pb_column][\/et_pb_row][\/et_pb_section]<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iska diiwaangelinta UNHCR su&#8217;aalo badan oo la is weydiiyo.<div class=\"et_pb_with_border et_pb_module dsm_faq dsm_faq_0\">\n\t\t\t\t\n\t\t\t\t\n\t\t\t\t\n\t\t\t\t\n\t\t\t\t\n\t\t\t\t\n\t\t\t\t<div class=\"et_pb_module_inner\">\n\t\t\t\t\t<div class=\"dsm-faq-container dsm-front\" data-accordion=\"on\" data-open_first_item=\"on\">\n\t\t\t\t\n\t\t\t <\/div>\n\t\t\t \n\t\t\t\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t<\/div><div class=\"dsm_faq_child_0 dsm-faq-item-wrapper\">\n\t\t\t\t<div class=\"dsm-title-wrapper\">\n\t\t\t\t <div class=\"dsm-title-inner-wrapper\">\n\t\t\t\t   \n\t\t\t\t   \n\t\t\t\t   \n\t\t\t\t   \n\t\t\t\t   <h4 class=\"dsm-faq-title\">&#8221;Yaa<\/h4>\n\t\t\t\t <\/div> \n\t\t\t\t <div class=\"dsm-faq-item-inner-wrapper\">\n\t\t\t\t   <div class=\"dsm_open_icon\"><span>K<\/span><\/div>\n\t\t\t\t   <div class=\"dsm_close_icon\"><span>C<\/span><\/div>\n\t\t\t\t   \n\t\t\t\t   \n\t\t\t\t <\/div>\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t<div class=\"dsm-faq-content\">&#8221;UNHCR<\/div>\n\t\t\t <\/div>\n\t\t\t<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"parent":35967,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_et_pb_use_builder":"on","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"class_list":["post-48052","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/48052","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48052"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/48052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54570,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/48052\/revisions\/54570"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/35967"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}