{"id":10831,"date":"2020-05-08T10:56:00","date_gmt":"2020-05-08T02:56:00","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/sii-xirnaanshaha-unhcr\/"},"modified":"2021-10-01T09:19:05","modified_gmt":"2021-10-01T01:19:05","slug":"sii-xirnaanshaha-unhcr","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/sii-xirnaanshaha-unhcr\/","title":{"rendered":"Sii xirnaanshaha Xafiiska UNHCR"},"content":{"rendered":"\n<p>Xafiiska UNHCR wuu ka xirnaandoonaa dadka booqdayaasha ah ballamo la&#8217;aan. Wali lama ogolo dad badan isku imaantinkood si loo xakameeyo faafida COVID-19 ee Malaysia. <strong>UNHCR ayaa kula soo xiriiri doonta si ay ballamadan kuugu qabato. Fadlan ha imaanin xafiiska ilaa in UNHCR kula soo xiriirto mooyee si aad u timaado.<\/strong><\/p>\n\n<p>Haddii uu jiro xarig, fadlan wac khadka tooska ah ee Xiritaanka iyo Xabsiyada si aad caawimaad uga hesho 012-630 5060 laga bilaabo 8.00subaxnimo ilaa 10.00fiidnimo.<\/p>\n\n<p>Fadlan hubi in lambarkaaga xiriirka la cusbooneysiiyo si ay UNHCR kuula soo xiriiri karto. Si aad lambarkaaga xiriirka u cusbooneysiiso, guji <a href=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/xiriir\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">halkan<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska UNHCR wuu ka xirnaandoonaa dadka booqdayaasha ah ballamo la&#8217;aan. Wali lama ogolo dad badan isku imaantinkood si loo xakameeyo faafida COVID-19 ee Malaysia. UNHCR ayaa kula soo xiriiri doonta si ay ballamadan kuugu qabato. Fadlan ha imaanin xafiiska ilaa in UNHCR kula soo xiriirto mooyee si aad u timaado. Haddii uu jiro xarig, fadlan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-10831","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10831","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10831"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10831\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22211,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10831\/revisions\/22211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10831"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10831"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10831"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}