{"id":10912,"date":"2021-05-12T18:29:51","date_gmt":"2021-05-12T10:29:51","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/ku-meelgaar-oogsi-ah-oo-ku-saabsan-shaqada-hawlaha-ee-unhcr-qaabilaadda-xarunta-iyadoo-la-eegayo-mco\/"},"modified":"2021-08-04T20:17:35","modified_gmt":"2021-08-04T12:17:35","slug":"joogsi-ku-meelgaar-ah-oo-ku-saabsan-hawlaha-shaqo-ee-xarunta-qaabilaadda-unhcr-iyadoo-la-eegayo-amarka-xakameynta-dhaqdhaqaaqa-mco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/joogsi-ku-meelgaar-ah-oo-ku-saabsan-hawlaha-shaqo-ee-xarunta-qaabilaadda-unhcr-iyadoo-la-eegayo-amarka-xakameynta-dhaqdhaqaaqa-mco\/","title":{"rendered":"FEEJIGNAAN: Joogsi ku meelgaar ah oo ku saabsan Hawlaha shaqo ee Xarunta Qaabilaadda UNHCR iyadoo la geegayo Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa (MCO)."},"content":{"rendered":"\n<p>Iiyada oo laga jawaabayo ku dhawaaqista Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa ee guud ahaan dalka (MCO) <strong>ilaa 7 Juun 2021<\/strong>, howlaha shaqo ee u baahan joogitaan jireed ee Xarunta Qaabilaadda UNHCR <strong>ayaa si ku meelgaar ah loo hakin doonaa ilaa ogeysiis dambe.<\/strong> Shakhsiyaadka lala soo xiriiray si ay u yimaadaan Xarunta Qaabilaada inta lagu jiray waqtigan ayaa lala soo xiriiri doonaa si dib loogu dhigo jadwalka ballamahooda.<\/p>\n\n<p>Haddii aad ballan la leedahay hay&#8217;adaha iskaashiga aan la leenahay sida IOM, RSC iyo ICMC, si gooni gooni ah waxaa kuula soo xiriiri doona hay&#8217;adda ay khusayso.<\/p>\n\n<p>Fadlan sii wad inaad booqato bogga ama mareegta Qaxootiga Malaysia si aad uga hesho warar cusub hadba xaaladdu sida ay u socoto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iiyada oo laga jawaabayo ku dhawaaqista Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa ee guud ahaan dalka (MCO) ilaa 7 Juun 2021, howlaha shaqo ee u baahan joogitaan jireed ee Xarunta Qaabilaadda UNHCR ayaa si ku meelgaar ah loo hakin doonaa ilaa ogeysiis dambe. Shakhsiyaadka lala soo xiriiray si ay u yimaadaan Xarunta Qaabilaada inta lagu jiray waqtigan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":149,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-10912","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10912","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/149"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10912"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14532,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10912\/revisions\/14532"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}