{"id":11354,"date":"2020-10-13T15:30:00","date_gmt":"2020-10-13T07:30:00","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/amarka-xakameynta-dhaqdhaqaaqa-xadidan-cmco-ee-kuala-lumpur-selangor-iyo-putrajaya\/"},"modified":"2021-06-03T11:27:16","modified_gmt":"2021-06-03T03:27:16","slug":"amarka-xakameynta-dhaqdhaqaaqa-xadidan-cmco-ee-kuala-lumpur-selangor-iyo-putrajaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/amarka-xakameynta-dhaqdhaqaaqa-xadidan-cmco-ee-kuala-lumpur-selangor-iyo-putrajaya\/","title":{"rendered":"Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa Xadidan (CMCO) ee Kuala Lumpur, Selangor iyo Putrajaya."},"content":{"rendered":"\n<p>Fadlan ogow in Dowladda Malaysia ay shaacisay in Kuala Lumpur, Selangor iyo Putrajaya la galin doono Amarka Xakamaynta Dhaqdhaqaaqa shardhiyeesan (CMCO). Arintan waxaa loo sameeyay kadib kor u kac kuyimid kaysaska caabuqa COVID-19 ee xaafada xogaa ah oo katirsan Klang Valley.<\/p>\n\n<p><strong>CMCO-gu waxay ka bilaaban doontaa habeen kalabadhka, 14 Oktoobar ilaa 27 Oktoobar 2020.<\/strong><\/p>\n\n<p>Inta xayiraadan lagu jiro, u safarka dagmooyinka dhexdoona lama ogolo Hadii safar loo baahdo shaqo darteed, waxaa lagaaga bahaan yahay inaad haysato warqad ogolaansho shaqo ama warqada katimid loo shaqeeyaha.<\/p>\n\n<p>Dhamaan iskuulada iyo goobaha cibaadada waa in la xiraa. Nashaadaadka madadaalada ah sida isboortiga iyo howlaha bulshada oo ay kujiraan aroosyadu lama ogolaan doono.<\/p>\n\n<p>Fadlan ha tagin xafiiska UNHCR ilaa ogeysiis dambe. Shakhsiyaadka balamaha wata waa lala soo xiriiri doonaa waxaana la siin doonaa taariikhda ballanta cusub.<\/p>\n\n<p>Fadlan sii wad booqashada boggan <a href=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">https:\/\/refugeemalaysia.org<\/a> si aad uhesho wixii soo kordha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fadlan ogow in Dowladda Malaysia ay shaacisay in Kuala Lumpur, Selangor iyo Putrajaya la galin doono Amarka Xakamaynta Dhaqdhaqaaqa shardhiyeesan (CMCO). Arintan waxaa loo sameeyay kadib kor u kac kuyimid kaysaska caabuqa COVID-19 ee xaafada xogaa ah oo katirsan Klang Valley. CMCO-gu waxay ka bilaaban doontaa habeen kalabadhka, 14 Oktoobar ilaa 27 Oktoobar 2020. Inta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":149,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-11354","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11354","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/149"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11354"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11359,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11354\/revisions\/11359"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}