{"id":11361,"date":"2020-07-25T15:09:00","date_gmt":"2020-07-25T07:09:00","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/fiiro-gaar-ah-maaskarada-wejiga-1-ogosto-2020\/"},"modified":"2021-06-03T11:42:35","modified_gmt":"2021-06-03T03:42:35","slug":"fiiro-gaar-ah-maaskarada-wejiga-1-ogosto-2020","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/fiiro-gaar-ah-maaskarada-wejiga-1-ogosto-2020\/","title":{"rendered":"Fiiro gaar ah: Maaskarada wejiga \u2013 1-da Ogosto 2020"},"content":{"rendered":"\n<p>Kor u kaca kiisaska COVID-19 awgood, Dowladda Malaysia waxay ku dhawaaqday in ay qasab tahay xirashada maaskarada\/afxirka ee goobaha dadweynaha laga bilaabo 1 Ogosto 2020. <strong>Kuwa aan u hogaansamin waxaa lagu ganaaxi karaa RM1,000 ama la dhigi xabsi.<\/strong><\/p>\n\n<p>Malaysia waxay wali kujirtaa Kasoo-kabashada Amarka Xakamaynta Dhaqdhaqaaqa (RMCO), waxaana talaabo adag laga qaadi doonaa kuwa jabiya shuruudaha RMCO. Fadlan sii wad inaad ku dhaqanto tallaabooyinka loogaga hortagayo inuu faafo COVID-19, sida kala fogaanshaha bulshada, u dhaqida gacmahaaga si joogto ah, iyo hubinta adeegsiga habboon ee maaskarada\/afxirka wejiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kor u kaca kiisaska COVID-19 awgood, Dowladda Malaysia waxay ku dhawaaqday in ay qasab tahay xirashada maaskarada\/afxirka ee goobaha dadweynaha laga bilaabo 1 Ogosto 2020. Kuwa aan u hogaansamin waxaa lagu ganaaxi karaa RM1,000 ama la dhigi xabsi. Malaysia waxay wali kujirtaa Kasoo-kabashada Amarka Xakamaynta Dhaqdhaqaaqa (RMCO), waxaana talaabo adag laga qaadi doonaa kuwa jabiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-11361","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11361"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11366,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11361\/revisions\/11366"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}