{"id":12154,"date":"2020-07-30T14:59:00","date_gmt":"2020-07-30T06:59:00","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/furitaanka-xarunta-wacyigalinta-bulshada-ee-johor\/"},"modified":"2021-06-22T11:15:28","modified_gmt":"2021-06-22T03:15:28","slug":"furitaanka-xarunta-wacyigalinta-bulshada-ee-johor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/furitaanka-xarunta-wacyigalinta-bulshada-ee-johor\/","title":{"rendered":"Furitaanka Xarunta Wacyigalinta Bulshada ee Johor"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxaa farxad u ah UNHCR inay ku dhawaaqdo Furitaanka Xarunta Wacyigalinta Bulshada ee Johor (JOCC) 3 Ogosto 2020. Iyadoo lala kaashanayo Hay&#8217;ada aan dawliga ahayn-NGO- ee Cahaya Surya Bakti. Xarunta wacyigalintu waa qeyb ka mid ah dadaalka UNHCR si wax looga qabto caqabadaha jira iyo khasaaraha soo food saara dadka qaxootiga iyo magangalyo-doonka ah ee kayimaada goboladda kale kuwaas oo u gala safar masaafo dheer xafiiska UNHCR ee Kuala Lumpur arimah caadiga ah awgeed sida helitaanka macluumaadka iyo dib u cusbooneysiinta dukumiintiyada.<\/p>\n\n<p>Xarunta oo ku taal Kempas, Johor, waxaa maamuliya Hay&#8217;ada aan Dawliga ahayn -NGO- ee Cahaya Surya Bakti (CSB) iyadoo kaashanaya UNHCR. <strong>Fadlan ogow in xarunta JOCC aysan ahayn Xafiiska Shaqada UNHCR.<\/strong><\/p>\n\n<p>Xafiiska JOCC wuxuu bilaabi doontaa inuu la xiriiro dadka qaxootiga iyo magangalyo-doonka ah ee kunool Johor si ay ugu yimaadaan xarunta cusboonaysiinta dukumiintiyada awgeed. <strong>Arintan waxaa lagu sameyn doonaa ballan kaliya. Kuwa yimaada Xarunta JOCC ballan la&#8217;aan waxaa laga codsan doonaa inay isla markiiba baxaan.<\/strong><\/p>\n\n<p>Fadlan xaga hoose ka hel macluumaadka Xarunta JOCC:<\/p>\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>Cinwaanka: <strong>No. 38, Jalan Kempas Utama 2\/4, 81300 Johor Bahru.<\/strong><\/li><li>Lambarada lagala soo xiriiro: <strong>07-5547432, 07-5547631.<\/strong><\/li><li>Saacadaha Shaqada: <strong>8.30 subaxnimo &#8211; 4.30 galabnimo (kaliya ballan)<\/strong>.<\/li><li>Maalmaha ay furantahay: <strong>Axad ilaa Khamiis (Kaliya ballan).<\/strong><\/li><\/ul>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa farxad u ah UNHCR inay ku dhawaaqdo Furitaanka Xarunta Wacyigalinta Bulshada ee Johor (JOCC) 3 Ogosto 2020. Iyadoo lala kaashanayo Hay&#8217;ada aan dawliga ahayn-NGO- ee Cahaya Surya Bakti. Xarunta wacyigalintu waa qeyb ka mid ah dadaalka UNHCR si wax looga qabto caqabadaha jira iyo khasaaraha soo food saara dadka qaxootiga iyo magangalyo-doonka ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-12154","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12154","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12154"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12154\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12157,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12154\/revisions\/12157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}