{"id":27970,"date":"2021-10-16T10:47:13","date_gmt":"2021-10-16T02:47:13","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/covid-19-vaccination-at-qffd-clinic-ampang-kajang\/"},"modified":"2021-10-22T11:08:23","modified_gmt":"2021-10-22T03:08:23","slug":"covid-19-vaccination-at-qffd-clinic-ampang-kajang","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/covid-19-vaccination-at-qffd-clinic-ampang-kajang\/","title":{"rendered":"Tallaalka COVID-19 ee Rugaha Caafimaadka QFFD ee ku taala Ampang iyo Kajang"},"content":{"rendered":"\n<p><strong>Rugaha Caafimaadka ee Sanduuqa Horumarinta Qatar (QFFD) <\/strong> ee ku taala Ampang iyo Kajang waxay u furnyihiin talaalida <strong>dadka magangelyo-doonka, qaxootiga iyo dadka aan diiwaangashaneyn.<\/strong>.<\/p>\n\n<p>Dadka aan weli qaadanin irbadaha tallaalka COVID-19, waad is diiwaangelin kartaa adiga oo gujinaya mareegta (lnk-ga) ama waxaad wici kartaa lambarada tooska ah ee hoos ku taxan.<\/p>\n\n<p>Marka aad is-diiwaangeliso, waxa lagugu soo wargelin doonaa hab <strong>fariin SMS ah ama barnaajimka MySejahtera<\/strong>. Dadka diiwaangashan Keliya ayaa heli doona boosaskooda.<\/p>\n\n<p><strong>Ogow: Majiro imminka wax tallaal iska-imaansho ballan la\u2019aan ah.<\/strong><\/p>\n\n<p>Fadlan isticmaal -gan si aad isaga diiwaangeliso tallaalada Rugaha Caafimaadka ee QFFD.<\/p>\n\n<p>QFFD Ampang: <a rel=\"noreferrer noopener\" href=\"tel:+60172455204\" target=\"_blank\">+60172455204<\/a><br\/>QFFD Kajang: <a rel=\"noreferrer noopener\" href=\"tel:0060142403942\" target=\"_blank\">+60142403942<\/a><\/p>\n\n<p>Khariidadaha Google:<\/p>\n\n<p><a rel=\"noreferrer noopener\" href=\"https:\/\/maps.app.goo.gl\/6VD5Wprq7SL37Khw8\" target=\"_blank\">Rugta Ampang<\/a><br\/><a href=\"https:\/\/maps.app.goo.gl\/UT2xZNDfrWf7Zzdd6\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Rugta Kajang<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rugaha Caafimaadka ee Sanduuqa Horumarinta Qatar (QFFD) ee ku taala Ampang iyo Kajang waxay u furnyihiin talaalida dadka magangelyo-doonka, qaxootiga iyo dadka aan diiwaangashaneyn.. Dadka aan weli qaadanin irbadaha tallaalka COVID-19, waad is diiwaangelin kartaa adiga oo gujinaya mareegta (lnk-ga) ama waxaad wici kartaa lambarada tooska ah ee hoos ku taxan. Marka aad is-diiwaangeliso, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":149,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-27970","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27970","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/149"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27970"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27975,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27970\/revisions\/27975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}