{"id":28867,"date":"2021-10-28T18:02:56","date_gmt":"2021-10-28T10:02:56","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/updating-phone-numbers-via-sms-discontinued\/"},"modified":"2022-01-14T14:29:22","modified_gmt":"2022-01-14T06:29:22","slug":"updating-phone-numbers-via-sms-discontinued","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/updating-phone-numbers-via-sms-discontinued\/","title":{"rendered":"cusbooneysiinta nambarada Telefoonka SMS ahaan waa la joojiyay."},"content":{"rendered":"\n<p>Adeegga SMS-ka ee lagu cusboonaysiinayay nambarada telefoonnada ee dadka dukumentiga UNHCR haysta <strong>hadda ma sii shaqaynayso, wax ku ool ah isla markiiba<\/strong>.<\/p>\n\n<p>Qaxootiga iyo magangelyo-doonku waxay sii wadi karaan inay ka cusboonaysiiyaan lambarkooda khadka tooska ah iyagoo isticmaalaya foomka ku yaal website-ka qaxootiga Malaysia,<a href=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/xiriir\/cusbooneysii-lambarka-taleefonka\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">halkan<\/a>.<\/p>\n\n<p>Maadaama UNHCR Malaysia ay kula xidhiidhi doonto dadka haysta dukumentiga UNHCR wicitaano taleefoon iyo fariimo SMS ah, fadlan hubi in aad <strong>lambarkaaga aad la socodsiiso<\/strong> UNHCR.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Adeegga SMS-ka ee lagu cusboonaysiinayay nambarada telefoonnada ee dadka dukumentiga UNHCR haysta hadda ma sii shaqaynayso, wax ku ool ah isla markiiba. Qaxootiga iyo magangelyo-doonku waxay sii wadi karaan inay ka cusboonaysiiyaan lambarkooda khadka tooska ah iyagoo isticmaalaya foomka ku yaal website-ka qaxootiga Malaysia,halkan. Maadaama UNHCR Malaysia ay kula xidhiidhi doonto dadka haysta dukumentiga UNHCR [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":149,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-28867","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/149"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28867"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28868,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28867\/revisions\/28868"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}