{"id":31505,"date":"2021-11-09T21:39:19","date_gmt":"2021-11-09T13:39:19","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/covid-19-vaccination-available-at-selected-government-and-private-clinics\/"},"modified":"2022-01-03T18:41:03","modified_gmt":"2022-01-03T10:41:03","slug":"covid-19-vaccination-available-at-selected-government-and-private-clinics","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/covid-19-vaccination-available-at-selected-government-and-private-clinics\/","title":{"rendered":"Tallaalka COVID-19 ee laga heli karo Rugaha Caafimaadka Dowladda iyo kuwa Gaarka loo leeyahay"},"content":{"rendered":"\n<p>Wasaaradda caafimaadka ayaa ku dhawaaqday in <strong>qaxootiga, magangalyo-doonka iyo dadka aan sharciga lahayn<\/strong>hadda waxay aadi karaan rugaha caafimaadka ee dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay oo la doortay si ay u helaan tallaalka COVID-19. <strong>Waxaa laga yaabaa inaad u baahato inaad ka hubiso kilinigyada iyo isbitaalada ee ku jira liiska noocyada tallaalka ay bixiyaan, iyo inay bixiyaan tallaalka dadka waaweyn iyo kuwa qaan-gaarka ah iyo in kale.<\/strong>. Talaalku waa bilaash.<\/p>\n\n<p>Qof kasta oo aan weli qaadan irbadii koowaad ama labaad ee tallaalka COVID-19 waa inuu la xiriiraa mid ka mid ah rugaha caafimaadka ee ku xusan liiskan si uu ballan u helo. Tan sidoo kale waxaa ku jira kuwa qaatay irbadii koowaad laakiin seegay ballanta irbadii labaad.<\/p>\n\n<p>Fadlan wac ama iimayl u dir mid ka mid ah rugaha caafimaadka si aad u hesho booska ballantaada. Kadib tag rugta caafimaadka maalinta ballanta tallaalka ee lagu siiyay. <strong>Dadka aan ballan lahayn looma adeegi doono.<\/strong><\/p>\n\n<p>Liiska rugaha caafimaad la heli karo ee gaarka loo leeyahay iyo kuwa dawladda ayaa laga eegi karaa <a href=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/taageero\/covid-19\/tallaalka\/#VaccinationCentres\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">halkan<\/a>.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda caafimaadka ayaa ku dhawaaqday in qaxootiga, magangalyo-doonka iyo dadka aan sharciga lahaynhadda waxay aadi karaan rugaha caafimaadka ee dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay oo la doortay si ay u helaan tallaalka COVID-19. Waxaa laga yaabaa inaad u baahato inaad ka hubiso kilinigyada iyo isbitaalada ee ku jira liiska noocyada tallaalka ay bixiyaan, iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":149,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-31505","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31505","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/149"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31505"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31505\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34366,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31505\/revisions\/34366"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}