{"id":31513,"date":"2021-11-17T13:15:46","date_gmt":"2021-11-17T05:15:46","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/covid-19-vaccination-status-self-update-form\/"},"modified":"2023-12-23T19:34:33","modified_gmt":"2023-12-23T11:34:33","slug":"covid-19-vaccination-status-self-update-form","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/covid-19-vaccination-status-self-update-form\/","title":{"rendered":"Xaalada Tallaalka COVID-19 &#8211; Foomka is diiwaan-gelinta"},"content":{"rendered":"\n<p>UNHCR waxa ay ururinaysaa xogta ku saabsan baaxada ee uu gaadhay tallaalka COVID-19 ee dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ah ee diiwaangashan si aan u fahano heerka baaxada uu gaadhay tallaalku oo aan u buuxinno meelaha bannaan. Fadlan ogow in tani ay tahay mid keliya loogu talagalay dadka diiwaangashan ee haysta dukumiintiyada. Kuma jiraan dadka aan diiwaangashaneyn ama dadka haysta kaararka ballanta.<\/p>\n\n<p>Haddii aad qaadatay irbadihii loo baahnaa ee tallaalka COVID-19, fadlan buuxi <a href=\"https:\/\/enketo.unhcr.org\/x\/epdByhsb\">foomkan<\/a>.<\/p>\n\n<p>Muuqaal sharaxaya sida loo buuxiyo foomka ayaa laga heli karaa <a rel=\"noreferrer noopener\" href=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/taageero\/covid-19\/tallaalka\/#SelfUpdateForm\" target=\"_blank\">halkan<\/a>.<br\/><br\/>Waan qadarineynaa taageeradaada cusboonaysiinta macluumaadkan. Fadlan ku dhiirigeli dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka kale inay sidaas sameeyaan.<\/p>\n\n<p class=\"has-small-font-size\"><em>Fiiro gaar ah: Foomka mareegta (Link) sare ku jira waxaa si fiican loogu arki karaa webabka daalacashada ee <a rel=\"noreferrer noopener\" href=\"https:\/\/www.google.com\/chrome\/\" target=\"_blank\">Chrome<\/a>, <a rel=\"noreferrer noopener\" href=\"https:\/\/www.mozilla.org\/\" target=\"_blank\">Firefox<\/a>, <a rel=\"noreferrer noopener\" href=\"https:\/\/www.microsoft.com\/en-us\/edge\" target=\"_blank\">Edge<\/a> iyo <a rel=\"noreferrer noopener\" href=\"https:\/\/www.opera.com\" target=\"_blank\">Opera.<\/a><\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>UNHCR waxa ay ururinaysaa xogta ku saabsan baaxada ee uu gaadhay tallaalka COVID-19 ee dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ah ee diiwaangashan si aan u fahano heerka baaxada uu gaadhay tallaalku oo aan u buuxinno meelaha bannaan. Fadlan ogow in tani ay tahay mid keliya loogu talagalay dadka diiwaangashan ee haysta dukumiintiyada. Kuma jiraan dadka aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":149,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-31513","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31513","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/149"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31513"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32205,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31513\/revisions\/32205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}