{"id":35941,"date":"2022-02-22T16:24:39","date_gmt":"2022-02-22T08:24:39","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/covid-19-vaccination-for-children\/"},"modified":"2023-12-23T19:34:34","modified_gmt":"2023-12-23T11:34:34","slug":"covid-19-vaccination-for-children","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/covid-19-vaccination-for-children\/","title":{"rendered":"Tallaalka COVID-19 ee Carruurta"},"content":{"rendered":"\n<p>Si loo yareeyo faafitaanka caabuqa COVID-19, Dowladda Malaysia ayaa balaarineysa helitaanka tallaalka carruurta ay da&#8217;doodu u dhaxayso 5 ilaa 12 jir. Waxaa la filayaa in ku dhawaad 4 milyan oo caruur ah ay heli doonaa tallaalka oo ay ku jiraan ciyaalka qaxooti iyo magan-gelyo doon ah ee da&#8217;dooduu u dhaxayso 5 ilaa 12 sano jir Tani waxay ka caawin doontaa:<\/p>\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>In laga ilaaliyo carruurta Nidaamyada caabuqa tirade badan ee kudhacay ciyaalka ee loo yaqaano Multisystem Inflammatory Syndrome (MIS-C) iyo saameynt dabadda dheer ee covid-ka ee uu keeno caabuqa COVID-19.<\/li><li>Si loogu ogolaado in ciyaalku si badqab leh ugu milmaan bdadka kale.<\/li><li>Si loo yareeyo noocyada caabuqa ee ka jira dugsiyada\/xarumaha waxbarashada iyada oo loo marayo habka ilaalinta dadweynaha ee dadban ( Population immunity).<\/li><\/ul>\n\n<p>Dhammaan carruurta ku jirta da&#8217; kooxeedkan waxay heli doonaan 2 cirbadood oo tallaalka Pfizer ah iyadoo ay u dhaxayso 8 toddobaad. Tani waa qiyaas daawo oo la dhimay marka la barbar dhigo tan la siiyo dadka waaweyn iyo waqti dheer oo u dhexeeya labada cirbadood si loo hubiyo in tallaalka si wanaagsan loogu dulqaato.<\/p>\n\n<p>Ka diiwaan-gelinta carruurtaada ee ololahani waa ikhtiyaari buuxa, laakiin dhammaan waalidiinta ama mas&#8217;uuliyiinta waxaa lagu dhiiri-gelinayaa inay diiwaan-geliyaan carruurtooda si ay uga ilaaliyaan caabuqa COVID-19 iyo saameynta mustaqbalka fog.<\/p>\n\n<p>Waxaad sidaas ku sameyn kartaa adiga oo u diiwaan-gelinaya ilmahaaga in uu yahay qof kugu tiirsan (dependent) adiga oo isticmaalaya barnaamijka MySejahtera. Hadda, tallaalka ayaa laga heli karaa xarumaha tallaalka oo gooni ah (PPV); kuwaas oo kala ah isbitaalada, rugaha caafimaadka, xarumaha PPV-ga isku dhafan iyo PPV-ga ka baxsan goobta.<\/p>\n\n<p>Muuqaalka tilmaam fiidyaha ah ayaa lagu heli karaa luqadaha <a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=sBNt3bFfAnk\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Arabic<\/a>, <a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=q6VLbaNBTxA\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Urdu<\/a>, <a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=D02LWd7NSHg\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Tamil<\/a>, <a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=BepF8SHucnA\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Rohingya<\/a>, <a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=IF247-hRjWY\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Tedim<\/a> iyo <a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=2YqrVmvo2bo\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Persian<\/a> <a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/refugeemsia\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">barta YouTube-ka ee Qaxootiga Malaysia.<\/a><\/p>\n\n<p>Dhanka kale, sii wad inaad feejignaato, ku dhaqan 3W kana fogoow 3C!<\/p>\n\n<p>Ku dhaqan 3W \u2013<\/p>\n\n<ol class=\"wp-block-list\"><li>Dhaq gamcahaaga.<\/li><li>Xiro maaskaro\/Af-xir.<\/li><li>Ka digtoonow digniinaha kasoo baxday hay\u2019adaha ay khusayso.<\/li><\/ol>\n\n<p>Ka fogoow 3C \u2013<\/p>\n\n<ol class=\"wp-block-list\"><li>Ka fogow meelaha dadku ku badan yahay.<\/li><li>Iska ilaali meelaha xaddidan.<\/li><li>Iska ilaali wada sheekeysiga dhow.<\/li><\/ol>\n\n<p>Boodhka: <a rel=\"noreferrer noopener\" href=\"https:\/\/www.infosihat.gov.my\/images\/media_sihat\/infografik\/jpeg\/reminder-01.jpg\" target=\"_blank\">Ka fogoow 3C, Ku dhaqan 3W<\/a>.<\/p>\n\n<p style=\"font-size:15px\">* Nidaamyada caabuqa tirade badan ee kudhacay ciyaalka ee loo yaqaano Multisystem Inflammatory Syndrome (MIS-C) waa xaalad ay qaybaha kala duwan ee jirku barari karaan oo ay kujiraan wadnaha, sambabada, kelyaha, maskaxda, maqaarka, indhaha ama xubnaha caloosha. (Xigasho:<a rel=\"noreferrer noopener\" href=\"https:\/\/www.cdc.gov\/mis\/mis-c.html\" target=\"_blank\">Xarumaha Xakameynta iyo Kahortagga Cudurrada (Centers for Disease Control and Prevention)<\/a><\/p>\n\n<p style=\"font-size:15px\">** Long Covid \u2013 Dhibaatooyin caafimaad oo badan oo cusub, oo soo noq-noqda ama jooga hada oo ay dadku la kulmi karaan afar toddobaad ama ka badan ka dib marka ugu horreysa ee uu ku dhoco fayraska sababa COVID-19. (Xigasho:<a rel=\"noreferrer noopener\" href=\"https:\/\/www.cdc.gov\/mis\/mis-c.html\" target=\"_blank\">Xarumaha Xakameynta iyo Kahortagga Cudurrada (Centers for Disease Control and Prevention)<\/a><\/p>\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Si loo yareeyo faafitaanka caabuqa COVID-19, Dowladda Malaysia ayaa balaarineysa helitaanka tallaalka carruurta ay da&#8217;doodu u dhaxayso 5 ilaa 12 jir. Waxaa la filayaa in ku dhawaad 4 milyan oo caruur ah ay heli doonaa tallaalka oo ay ku jiraan ciyaalka qaxooti iyo magan-gelyo doon ah ee da&#8217;dooduu u dhaxayso 5 ilaa 12 sano jir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-35941","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35941"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35942,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35941\/revisions\/35942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}