{"id":37076,"date":"2022-03-04T17:36:11","date_gmt":"2022-03-04T09:36:11","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/walk-in-vaccination-for-children-available\/"},"modified":"2023-12-23T19:34:31","modified_gmt":"2023-12-23T11:34:31","slug":"walk-in-vaccination-for-children-available","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/walk-in-vaccination-for-children-available\/","title":{"rendered":"Iska-imaanshaha tallaalka ballan la&#8217;aan ee carruurta ayaa la heli karaa"},"content":{"rendered":"\n<p>Barnaamijka Talaalka Qaranka ee Carruurta (PICKids) ee caabuqa Covid-19 ayaa hada ogolaanaya <strong>Iska-imaanshaha tallaalka ballan la&#8217;aan ee carruurta<\/strong> ee Kuala Lumpur, Selangor, Penang, Perlis, Kedah, Pahang, Melaka, Perak, Negeri Sembilan, Johor, Terengganu iyo Kelantan.<\/p>\n\n<p>Tallaalka waxaa loogu talagalay carruurta da&#8217;doodu tahay 5 ilaa 12 sano jir. Dhammaan carruurta ku jirta da&#8217; kooxeedkan waxay heli doonaan 2 cirbadood oo tallaalka Pfizer ah iyadoo ay u dhaxayso 8 toddobaad.<\/p>\n\n<p>Talaalka ayaa kaa caawin doona:<\/p>\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>Ka ilaali carruurta Nidaamyada caabuqa tirade badan ee kudhacay ciyaalka ee loo yaqaano Multisystem Inflammatory Syndrome (MIS-C) iyo saameynt dabadda dheer ee covid-ka ee uu keeno caabuqa COVID-19.<\/li><li>Si loogu ogolaado in ciyaalku si badqab leh ugu milmaan bdadka kale.<\/li><li>Si loo yareeyo noocyada caabuqa ee ka jira dugsiyada\/xarumaha waxbarashada iyada oo loo marayo habka ilaalinta dadweynaha ee dadban ( Population immunity).<\/li><\/ul>\n\n<p>Liiska xarumaha Iska-imaanshaha tallaalka ballan la&#8217;aan waxaa laga eegi karaa <a href=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/walk-in-vaccination-centres-for-children.pdf\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">halkan.<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barnaamijka Talaalka Qaranka ee Carruurta (PICKids) ee caabuqa Covid-19 ayaa hada ogolaanaya Iska-imaanshaha tallaalka ballan la&#8217;aan ee carruurta ee Kuala Lumpur, Selangor, Penang, Perlis, Kedah, Pahang, Melaka, Perak, Negeri Sembilan, Johor, Terengganu iyo Kelantan. Tallaalka waxaa loogu talagalay carruurta da&#8217;doodu tahay 5 ilaa 12 sano jir. Dhammaan carruurta ku jirta da&#8217; kooxeedkan waxay heli doonaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-37076","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37076"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37077,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37076\/revisions\/37077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}