{"id":43930,"date":"2023-02-15T08:00:00","date_gmt":"2023-02-15T00:00:00","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/ka-digtoonow-khayaanada-hogaamiyaha-bulshada\/"},"modified":"2023-02-15T11:33:30","modified_gmt":"2023-02-15T03:33:30","slug":"ka-digtoonow-khayaanada-hogaamiyaha-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/ka-digtoonow-khayaanada-hogaamiyaha-bulshada\/","title":{"rendered":"Ka digtoonow khayaanada: Hogaamiyaha Bulshada"},"content":{"rendered":"\n<p>UNHCR ayaa heshay warbixino ku saabsan shaqsi sheeganaya inuu xiriir gaar ah la leeyahay UNHCR sababo la xiriira xaaladdooda hoggaamiye bulsho. Shakhsigani waxa uu weydiisanayaa qaxootiga lacag si uu u dedejiyo go&#8217;aaminta xaaladda Qaxoontiga (RSD) iyo dib u dejinta dalal kala duwan, oo ay ku jiraan Kanada, Australia iyo Boqortooyada Ingiriiska.<\/p>\n\n<p><strong>Tani waa khiyaano. Dhammaan adeegyada UNHCR waa bilaash.<\/strong> Ma siin kartid lacag shaqaalaha UNHCR ama qof kasta si uu kiiskaaga uga baaraandego Diiwaangelinta, RSD, Dib-u-dejinta, ama ujeedo kale.<\/p>\n\n<p>Ka digtoonow dadka sheeganaya inay xidhiidh gaar ah la leeyihiin UNHCR kuwaas oo kaa caawin kara inaad dib u dajin u hesho Kanada, Australia, Boqortooyada Ingiriiska ama waddan kasta oo aad lacag ku beddesho. Ha la wadaagin macluumaadkaaga khaaska ah cid aan la garanayn.<\/p>\n\n<p>UNHCR ma ogola in hogaamiyayaasha bulshada ay helaan lacag ama adeegyo ay ku bedelanayaan caawinta qaxootiga iyo magangalyo-doonka ee hababka UNHCR.<\/p>\n\n<p><strong>UNHCR waligeed kama codsan doonto hogaamiyayaasha bulshada ama ururada bulshada inay lacag ka soo ururiyaan qaxootiga si ay ugu bedelaan dukumentiyada UNHCR, waraysiyo, balamo ama dib u dejin.<\/strong><\/p>\n\n<p>Hogaamiye bulsho kasta ama koox bulsho kasta oo ku lug leh aqbalka lacagta ama adeegyada qaxootiga si ay ugu bedeshaan hababka UNHCR ayaa doorkooda joojin doonta UNHCR.<\/p>\n\n<p>Kaarkaga UNHCR lama tirtiri doono kiiskaagana dib looma dhigi doono ama lama xidhi doono haddii aad u sheegto UNHCR hawlo shaki leh.<\/p>\n\n<p>Haddii ay kula soo xiriiraan shaqsiyaad sheeganaya inay awoodaan inay bixiyaan adeegyada UNHCR (Diiwaangelinta, RSD, Dib u dejinta iwm.) si ay lacag kuugu beddelaan, ku wargeli tan:<\/p>\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Booliiska<\/li>\n\n\n\n<li>UNHCR adigoo adeegsanaysanaya <a href=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/xiriir\/khiyaamo-musuq-casho\/\">foormkaan<\/a><\/li>\n<\/ul>\n\n<p>Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan hababka iyo kaalmada UNHCR, fadlan tixraac<a href=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/\"> Qaxooti Malaysia<\/a> website.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>UNHCR ayaa heshay warbixino ku saabsan shaqsi sheeganaya inuu xiriir gaar ah la leeyahay UNHCR sababo la xiriira xaaladdooda hoggaamiye bulsho. Shakhsigani waxa uu weydiisanayaa qaxootiga lacag si uu u dedejiyo go&#8217;aaminta xaaladda Qaxoontiga (RSD) iyo dib u dejinta dalal kala duwan, oo ay ku jiraan Kanada, Australia iyo Boqortooyada Ingiriiska. Tani waa khiyaano. Dhammaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":149,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-43930","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/149"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43930"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43933,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43930\/revisions\/43933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}