{"id":44323,"date":"2023-03-02T11:18:42","date_gmt":"2023-03-02T03:18:42","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/dayactirka-unhcr-qaxootiga-xogta-iyo-saamaynta-diwaan-gelinta\/"},"modified":"2023-03-31T21:21:37","modified_gmt":"2023-03-31T13:21:37","slug":"dayactirka-unhcr-qaxootiga-xogta-iyo-saamaynta-diwaan-gelinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/dayactirka-unhcr-qaxootiga-xogta-iyo-saamaynta-diwaan-gelinta\/","title":{"rendered":"<strong>Dayactirka Xogta Qaxootiga ee UNHCR iyo Saamaynta Nidaamka Diiwaangelinta<\/strong>"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-audio\"><audio controls src=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/somali-maintenance-of-unhcr-refugee-database-and-impact-on-registration-processing.mp3\"><\/audio><\/figure>\n\n\n\n<p>Diiwaangelinta UNHCR iyo bixinta dukumeentigu lama heli doono laga bilaabo Jimcaha, Maarso 31, 2023 ilaa Axadda, 30ka Abriil 2023, dayactirka farsamada awgeed. Adeegyadani waxay dib u bilaabmayaan 1da Meey 2023. Qaxootiga iyo magangelyo-doonka dukumeentigoodu dhacayo muddadan waxaa loogu yeeri doonaa inay cusboonaysiiyaan dukumeentiyadooda ka hor.<\/p>\n\n\n\n<p>Marka laga reebo diiwaangelinta iyo bixinta dukumentiga, dhammaan adeegyada kale waxay u sii socon doonaan sidii caadiga ahayd. Labada abka VerifyPlus iyo Nidaamka Xaqiijinta Kaadhka (CVS) ayaa sidoo kale weli la isticmaali karaa muddadan si loo xaqiijiyo dukumentiyada UNHCR.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diiwaangelinta UNHCR iyo bixinta dukumeentigu lama heli doono laga bilaabo Jimcaha, Maarso 31, 2023 ilaa Axadda, 30ka Abriil 2023, dayactirka farsamada awgeed. Adeegyadani waxay dib u bilaabmayaan 1da Meey 2023. Qaxootiga iyo magangelyo-doonka dukumeentigoodu dhacayo muddadan waxaa loogu yeeri doonaa inay cusboonaysiiyaan dukumeentiyadooda ka hor. Marka laga reebo diiwaangelinta iyo bixinta dukumentiga, dhammaan adeegyada kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":149,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-44323","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44323","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/149"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44323"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44323\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44380,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44323\/revisions\/44380"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44323"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44323"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44323"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}