{"id":60514,"date":"2025-02-10T16:11:49","date_gmt":"2025-02-10T08:11:49","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/be_aware-scam_resettlement_netherlands_afghan_nationals\/"},"modified":"2025-08-22T14:51:27","modified_gmt":"2025-08-22T06:51:27","slug":"be_aware-scam_resettlement_netherlands_afghan_nationals","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/be_aware-scam_resettlement_netherlands_afghan_nationals\/","title":{"rendered":"Ka digtoonow khiyaamo: Dib u dajin loogu talagay dadka u dhashay wadanka Afgaanistan ee Nederland"},"content":{"rendered":"<p>[et_pb_section fb_built=&#8221;1&#8243; _builder_version=&#8221;4.27.4&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; theme_builder_area=&#8221;post_content&#8221;][et_pb_row _builder_version=&#8221;4.27.4&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; theme_builder_area=&#8221;post_content&#8221;][et_pb_column type=&#8221;4_4&#8243; _builder_version=&#8221;4.27.4&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; theme_builder_area=&#8221;post_content&#8221;][et_pb_text _builder_version=&#8221;4.27.4&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; theme_builder_area=&#8221;post_content&#8221; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;]<\/p>\n<p>UNCHR waxay heshay warbixino badan oo ku saabsan khiyaamad lala beegsaday muwadiniinta Afgaanistan. Fariin imeel ahaan ah qofka wuxuu sheeganaya in UNHCR iyo Ciidanka Mareekanka Afgaanistan (USFORA) ay caawinayaan 50 codade inay dib u dajinaayan wadanka Nederland iyagoo u maraaya si visa bani&#8217;aadantimo ah.<\/p>\n<p>Taasi waa khiyaamo. Shaqsiyaadkani kuma xerna UNHCR mana laha awood ay qof u dib u dajiyaan. Ha la wadaagin macluumaadkaaga shakhsiyeed iyaga ama ha siin wax lacag ah.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/taageero\/dib-u-dajinta\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Iyada oo ku dhawaaqisti ugu dambeesay ee ku sabasaneyd barnaamijka ogolashaha qaxootiga ee mareykanka (USRAP)<\/a>, iska jir shaqsiyaadka ka faa&#8217;idaysanaayo xalaada. Haddii aad la kulanto fariimo shaki leh ama shakhsiyaad sheeganaya inay awood u leeyihiin inay ku bixiyaan dib u dejin kharash ama adeegyo kale, tan u soo sheeg:<\/p>\n<ul>\n<li>Askarta oo joogta saldhiga kuugu dhow ama Xarunta Jawabta Khiyaana ee CCID at 03-26101559 ama 03-26101599 (8am \u2013 8pm)<\/li>\n<li>UNHCR waxay isticmaalaan <a href=\"https:\/\/www.refugeemalaysia.org\/contact\"><\/a> <a href=\"https:\/\/refugeemalaysia\/contact\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">form<\/a>.<span><\/span><\/li>\n<\/ul>\n<p>Dhammaan adeegyada UNHCR waa bilaash. Ka digtoonow shaqsiyaadka sheeganaya in ay awoodan anay ku caawiyan sidii aad dib u dejin u heli lahaayd ama wax kale oo ka mid ah UNHCR si ay u helaan lacag away adeegyo kale.<\/p>\n<p>Kaarkaga UNHCR lama tirtiri doono kiiskaagana dib looma dhigi doono ama lama xidhi doono haddii aad u sheegto UNHCR hawlo shaki leh.<\/p>\n<p>Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan hababka iyo kaalmada UNHCR, fadlan eeg wabsaydka qaxootiga Malaysia.<\/p>\n<p><span> <img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Afghan-RST_Scam.jpeg\" width=\"1806\" height=\"1569\" alt=\"\" class=\"wp-image-58670 alignnone size-full\" srcset=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Afghan-RST_Scam.jpeg 1806w, https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Afghan-RST_Scam-1280x1112.jpeg 1280w, https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Afghan-RST_Scam-980x851.jpeg 980w, https:\/\/refugeemalaysia.org\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Afghan-RST_Scam-480x417.jpeg 480w\" sizes=\"(min-width: 0px) and (max-width: 480px) 480px, (min-width: 481px) and (max-width: 980px) 980px, (min-width: 981px) and (max-width: 1280px) 1280px, (min-width: 1281px) 1806px, 100vw\" \/><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>[\/et_pb_text][\/et_pb_column][\/et_pb_row][\/et_pb_section]<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>UNCHR waxay heshay warbixino badan oo ku saabsan khiyaamad lala beegsaday muwadiniinta Afgaanistan. Fariin imeel ahaan ah qofka wuxuu sheeganaya in UNHCR iyo Ciidanka Mareekanka Afgaanistan (USFORA) ay caawinayaan 50 codade inay dib u dajinaayan wadanka Nederland iyagoo u maraaya si visa bani&#8217;aadantimo ah. Taasi waa khiyaamo. Shaqsiyaadkani kuma xerna UNHCR mana laha awood ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":149,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"on","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[102,59],"tags":[210,211,207,208,209],"class_list":["post-60514","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-iska-jir-khiyaanada","category-notices-so","tag-dadka-afgaanitaanka-ah","tag-dib-udajin","tag-iska-ilaali","tag-khiyaamo","tag-nederland"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60514","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/149"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60514"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60514\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60516,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60514\/revisions\/60516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60514"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60514"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60514"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}