{"id":6332,"date":"2018-08-16T17:00:00","date_gmt":"2018-08-16T09:00:00","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/discount-for-all-unhcr-card-and-letter-holders-at-government-health-facilities\/"},"modified":"2021-10-01T09:48:44","modified_gmt":"2021-10-01T01:48:44","slug":"discount-for-all-unhcr-card-and-letter-holders-at-government-health-facilities","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/discount-for-all-unhcr-card-and-letter-holders-at-government-health-facilities\/","title":{"rendered":"Qiimo-dhimista Xarumaha Caafimaadka Dowladda ee loogu tala galay Dhammaan dadka wata Kaararka iyo Waraaqaha UNHCR."},"content":{"rendered":"\n<p>Wasaaradda caafimaadka ayaa u fidinaysa qiimo dhimista 50% ee xarumaha caafimaadka dowladda dhamaan dadka haysta kaararka UNHCR iyo warqadaha. Wareegto rasmi ah oo ku taariikheysan 10-ka Ogosto 2018 kana soo baxday Wasaaradda Caafimaadka oo ku saabsan arrintan ayaa loo qaybiyay dhammaan xarumaha caafimaadka dowladda ee kuyaala Malaysia.<\/p>\n\n<p>Marka arrintan la eego, dhammaan dadka haysta kaararka UNHCR iyo warqadaha waxay awoodi doonaan inay helaan 50% qiimo dhimis markii loo eego lacagaha laga qaado dadka ajaanibta ah ee xarumaha caafimaadka dowladda. Qiima dhimistan 50% ah looma fidinayo shaqsiyaadka haysta kaarka balanta ee UNHCR.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda caafimaadka ayaa u fidinaysa qiimo dhimista 50% ee xarumaha caafimaadka dowladda dhamaan dadka haysta kaararka UNHCR iyo warqadaha. Wareegto rasmi ah oo ku taariikheysan 10-ka Ogosto 2018 kana soo baxday Wasaaradda Caafimaadka oo ku saabsan arrintan ayaa loo qaybiyay dhammaan xarumaha caafimaadka dowladda ee kuyaala Malaysia. Marka arrintan la eego, dhammaan dadka haysta kaararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-6332","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6332"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22282,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6332\/revisions\/22282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}