{"id":8778,"date":"2021-04-06T12:31:35","date_gmt":"2021-04-06T04:31:35","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/canadian-kooxaha-5-isboonsar-barnaamijyada-cadeynta-unhcr\/"},"modified":"2021-04-16T13:41:09","modified_gmt":"2021-04-16T05:41:09","slug":"canadian-kooxaha-5-isboonsar-barnaamijyada-cadeynta-unhcr","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/canadian-kooxaha-5-isboonsar-barnaamijyada-cadeynta-unhcr\/","title":{"rendered":"Barnaamijka isboosarka ee 5-ta ka kooban ee kooxaha Canadianka ah: Cadeynta ama makhraatiga UNHCR."},"content":{"rendered":"\n<p>Xafiiska UNHCR ee Malaysia wuxuu helayay codsiyo ay dadka qaxootiga ahi kaga dhalbanayaan in la cadeeyo xaaladooda qaxootinimo taas oo la xiriira barnaamijka isboonsarka ee 5-ta ka kooban ee kooxaha Canadianka ah. Si naxariis leh u ogow in xafiiskanaguu <strong>uusan bixinin warqadaha cadeynta ee noocaas oo kale ah.<\/strong> Taa badelkeed, waxaa la sameeyay nidaam u dhexeeya dawlada Canada iyo UNHCR tan iyo bishii Janaayo 2020, Halkaas oo dawlada Canada ay ka xaqiijisan doonto UNHCR xaaladda qaxootinimo ee shakhsiyaadka ay u socdaan codsiyada noocaas oo kale ah. <\/p>\n\n\n\n<p>Waxaan sidoo kale kula talinaynaa shakhsiyaadka daneynaya inay galaan barnaamijka inay sii wataan howlaha dhalabka iyagoo ku lifaaqaya codsigooda nuqul ka mid ah dukumiintigooda UNHCR.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska UNHCR ee Malaysia wuxuu helayay codsiyo ay dadka qaxootiga ahi kaga dhalbanayaan in la cadeeyo xaaladooda qaxootinimo taas oo la xiriira barnaamijka isboonsarka ee 5-ta ka kooban ee kooxaha Canadianka ah. Si naxariis leh u ogow in xafiiskanaguu uusan bixinin warqadaha cadeynta ee noocaas oo kale ah. Taa badelkeed, waxaa la sameeyay nidaam u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":149,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-8778","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8778","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/149"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8778"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9113,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8778\/revisions\/9113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}