{"id":9604,"date":"2020-08-07T14:36:00","date_gmt":"2020-08-07T06:36:00","guid":{"rendered":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/unhcr-is-diiwaan-gelinta-khadka\/"},"modified":"2021-04-22T11:34:28","modified_gmt":"2021-04-22T03:34:28","slug":"unhcr-is-diiwaan-gelinta-khadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/unhcr-is-diiwaan-gelinta-khadka\/","title":{"rendered":"Khadka Is diiwaan-gelinta ee UNHCR:"},"content":{"rendered":"\n<p>Dhamaan dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ahi way la xiriiri karaan khadka is diiwaan-gelinta waydiima la xiriira is diiwaan-gelinta awgeed, oo ay ku jiraan codsiyada soo socda: <\/p>\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>Ku darida ilma hada dhasha.<\/li><li>Ku darista lamaane.<\/li><li>Ku darista xubin qoyska kamid ah.<\/li><li>Dukumiintiyada lumay.<\/li><li>Cusbooneysiinta lambarada talefoonka iyo cinwaanada.<\/li><\/ul>\n\n<p>Codsigaas kor ku xusan waxaa sidoo kale laga sameyn karaa bogga xiriirka (contact page) ee Websaydhka Qaxootiga Malaysia (<a href=\"https:\/\/refugeemalaysia.org\/contact\/\">https:\/\/refugeemalaysia.org\/contact<\/a>).<\/p>\n\n<p>Dadka Qaxootiga iyo magagelyo-doonka ah waxaa wali lagu dhiiri galinayaa in ay cusbooneysiiyaan lambarka talefoonkooda iyaga oo adeegsanaya SMS-ka ama foomka xiriirka ee tooska ah. fadlan booqo bogga Qaxootiga Malaysia si aad u hesho hagitaan ku saabsan cusbooneysiinta lambarrada talefoonada ee habka SMS-ka. (<a rel=\"noreferrer noopener\" href=\"https:\/\/www.refugee-malaysia.org\/update-number\/\" target=\"_blank\">https:\/\/www.refugeemalaysia.org\/update-number<\/a>).<\/p>\n\n<p>Dadka Qaxootiga iyo magagelyo-doonka ah waxaa la xasuusinayaa in ayna imaanin xafiisa UNHCR balan la&#8217;aan. Kuwa yimaada xafiiska iyaga oo aan balan lahayn waxaa laga codsanayaa isla markiiba in ay noqdaan.<\/p>\n\n<p><strong><span style=\"text-decoration: underline;\">Khadka Is diiwaan-gelinta<\/span><\/strong><\/p>\n\n<p>Lambarka Xiriirka: 017-6143810<\/p>\n\n<p>Saacadaha shaqada: 8.00 subaxnimo \u20144.00 galabnimo (Isniinta ilaa Jimcaha)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhamaan dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ahi way la xiriiri karaan khadka is diiwaan-gelinta waydiima la xiriira is diiwaan-gelinta awgeed, oo ay ku jiraan codsiyada soo socda: Ku darida ilma hada dhasha. Ku darista lamaane. Ku darista xubin qoyska kamid ah. Dukumiintiyada lumay. Cusbooneysiinta lambarada talefoonka iyo cinwaanada. Codsigaas kor ku xusan waxaa sidoo kale laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":149,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"off","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","_exactmetrics_skip_tracking":false,"_exactmetrics_sitenote_active":false,"_exactmetrics_sitenote_note":"","_exactmetrics_sitenote_category":0,"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-9604","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-notices-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9604","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/149"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9604"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9604\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9607,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9604\/revisions\/9607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9604"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9604"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/refugeemalaysia.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9604"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}