Xarumaha Tallaalka ee Perlis
Qof kasta oo aan weli qaadan irbadii koowaad ama labaad ee tallaalka COVID-19 waa inuu la xiriiraa mid ka mid ah rugaha caafimaadka ee ku xusan liiskan si uu ballan u helo. Tan sidoo kale waxaa ku jira kuwa qaatay irbadii koowaad laakiin seegay ballanta irbadii labaad.
Fadlan wac ama iimayl u dir mid ka mid ah rugaha caafimaadka si aad u hesho booska ballantaada. Kadib tag rugta caafimaadka maalinta ballanta tallaalka ee lagu siiyay. Looma adeegi doono ashkhaasta aan ballan lahayn.
Kangar
Phone: +604 986 1177
Operating Hours: Monday-Thursday, 8:30AM-11:30AM, 2:00PM-3:30PM. Friday, 8:30AM-11:00AM, 2.45PM-4:00PM
Phone: +604 976 7878
Phone: +604 970 5295
Email: enquiry2@zipzip.com.my
Phone: +604 977 3118
Phone: +604 938 2257
Phone: +604 970 4146
Phone: +6019 790 5507 / +6017 437 5007
Phone: +604 976 1457
Phone: +6011 5661 9921
Kuala Perlis
Email: klinikmegah.vaksin@gmail.com
Phone: +604 997 4257 / +6011 5648 2702
Arau
Phone: +604 970 4399
Simpang Empat
Phone: +604 980 7969
Padang Besar
Phone: +604 949 0698
Haddii aad u baahan tahay nuskhada la soo dejin karo si aad u daabacaato ama hab internet la’aan ah aad u isticmaasho, waxaad xagga hoose ka soo dejisan kartaa liiska oo buuxa oo qaab PDF ah.