Ogeysiisyada

Ku biir kanaalada Telegramka ee UNHCR

UNHCR Malaysia waxay furtay kanaaladayada Telegram-ka rasmiga ah ee 13 luqadood ee loogu talagalay qaxootiga iyo magangalyo-doonka si ay si toos ah uga helaan macluumaadka waxtarka leh ee UNHCR. Dhammaan qaxootiga iyo magan-gelyo-doonka waxaa lagu dhiirigelinayaa inay...

Tallaalka COVID-19 ee Carruurta

Si loo yareeyo faafitaanka caabuqa COVID-19, Dowladda Malaysia ayaa balaarineysa helitaanka tallaalka carruurta ay da'doodu u dhaxayso 5 ilaa 12 jir. Waxaa la filayaa in ku dhawaad 4 milyan oo caruur ah ay heli doonaa tallaalka oo ay ku jiraan ciyaalka qaxooti iyo...

Ballamaha UNHCR (28 Janaayo 2022)

Xafiiska UNHCR wali u ma furno iska imaansho ballan la'aan ah ama dadka aan lahayn ballan. UNHCR waxay hadda la xiriiraysaa dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ee Malaysia oo dhan si ay ugu yimaadaan Xafiiska ballan si waafaqsan Nidaamka Habraaca (SOPs) ee COVID-19....

Xaalada Tallaalka COVID-19 – Foomka is diiwaan-gelinta

UNHCR waxa ay ururinaysaa xogta ku saabsan baaxada ee uu gaadhay tallaalka COVID-19 ee dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ah ee diiwaangashan si aan u fahano heerka baaxada uu gaadhay tallaalku oo aan u buuxinno meelaha bannaan. Fadlan ogow in tani ay tahay mid...

cusbooneysiinta nambarada Telefoonka SMS ahaan waa la joojiyay.

Adeegga SMS-ka ee lagu cusboonaysiinayay nambarada telefoonnada ee dadka dukumentiga UNHCR haysta hadda ma sii shaqaynayso, wax ku ool ah isla markiiba. Qaxootiga iyo magangelyo-doonku waxay sii wadi karaan inay ka cusboonaysiiyaan lambarkooda khadka tooska ah iyagoo...

Ballamaha UNHCR (29 September 2021)

Xafiiska UNHCR wali uma furna iska-imaansho ballan la’aan ah. UNHCR waxay bilawday inay la xiriirto dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ah ee ku nool Kuala Lumpur, Selangor iyo Putrajaya si ay ballamo ugu yimaadaan Xafiiska si waafaqsan Wajiga 2-aad ee Qorshaha...

Hababka Dib -u -dejinta ee UNHCR inta lagu jiro Xayiraadaha COVID-19

Sababo la xiriira tillaabooyinka lagu joojinayo faafitaanka Covid-19, oo ay ku jiraan xannibaadaha safarka, ka shaqeynta dib-u-dejinta iyo bixitaanka ayaa si xun u saameeyay adduunka oo dhan, oo ay ku jirto Malaysia. Iyada oo laga jawaabayo Awaamiirta Xakamaynta...