BOOSARRADA IYO AGABKA KALE
Fadlan halkan ka hel agab isgaarsiineed ee ay soo saareen UNHCR iyo la-hawlgalayaashooduu. Waad soo dejisan kartaa oo waxaad la wadaagi kartaa qoraalka qof kasta oo ay danayso UNHCR. Guji mareegtan (Link-gan) hoose si aad u heshid qoraalka oo ku qoran luqado kala duwan.
Xogaha isgaarsiinta UNHCR waxaa sidoo kale lagu daabacay janaalka YouTube-ka ee Qaxoontiga Malaysia. Fadlan guji halkan si aad u hesho muuqaalo luqado kala duwan ah.
Khayaamada iyo Musuqmaasuqa
- Ka ilaali Naftaada Khiyaanada
- Maya Dheh falalka Khayaanada iyo Musuqmaasuq
- Adeegyada UNHCR dhamaantood Waa BILAASH
- Isticmaalka been abuurka ah ee dukumentiyada UNHCR
- Ka Digtoonow Khayaanada
- Talooyin Ka Fogaansha ha Khiyaanada.
- Fadlan Ha Wadaagin Macluumaadkaaga Shakhsiga ah
- Xusuus In: Adeegyada UNHCR Dhammaan waa Lacag La’an
Tacadiga-ku saleysan jinsiga (GBV)
Caafimaadka
- Cudurka Lugaha Gacanta iyo Afka (HFMD)
- Duumada
- Busbuska
- Ciqaabta Abuurista Duumada Dengue
- Qaaxada
