Fadlan ha isticmaalin cinwaanka UNHCR ee boostada (570, Jalan Bukit Petaling, Bukit Petaling, 50460 Kuala Lumpur, Wilayah Persekutuan Kuala Lumpur) sida cinwaankada gaarka ah Marka aad iska diiwan galineyso barnamajyada mobilka, Akoona xibinnimada ee bisnis ama degel kasta, diwaangilita sim kaarka iyo waxyaabaha kale ee gaarka kuu ah Si loo U hubiso in wawaraaqahaaga gaarka ah adiga lagu soo diro, fadlan isticmaal cinwaankaga oo bostada ah. UNHCR ma sameyn doonto In ay kuu soo gudbiiso isghaadsiinti shaqsiga aheyd conwakaga ama dib ugu so dirto diraha