UNCHR waxay heshay warbixino badan oo ku saabsan khiyaamad lala beegsaday muwadiniinta Afgaanistan. Fariin imeel ahaan ah qofka wuxuu sheeganaya in UNHCR iyo Ciidanka Mareekanka Afgaanistan (USFORA) ay caawinayaan 50 codade inay dib u dajinaayan wadanka Nederland iyagoo u maraaya si visa bani’aadantimo ah.
Taasi waa khiyaamo. Shaqsiyaadkani kuma xerna UNHCR mana laha awood ay qof u dib u dajiyaan. Ha la wadaagin macluumaadkaaga shakhsiyeed iyaga ama ha siin wax lacag ah.
Iyada oo ku dhawaaqisti ugu dambeesay ee ku sabasaneyd barnaamijka ogolashaha qaxootiga ee mareykanka (USRAP), iska jir shaqsiyaadka ka faa’idaysanaayo xalaada. Haddii aad la kulanto fariimo shaki leh ama shakhsiyaad sheeganaya inay awood u leeyihiin inay ku bixiyaan dib u dejin kharash ama adeegyo kale, tan u soo sheeg:
- Askarta oo joogta saldhiga kuugu dhow ama Xarunta Jawabta Khiyaana ee CCID at 03-26101559 ama 03-26101599 (8am – 8pm)
- UNHCR waxay isticmaalaan form.
Dhammaan adeegyada UNHCR waa bilaash. Ka digtoonow shaqsiyaadka sheeganaya in ay awoodan anay ku caawiyan sidii aad dib u dejin u heli lahaayd ama wax kale oo ka mid ah UNHCR si ay u helaan lacag away adeegyo kale.
Kaarkaga UNHCR lama tirtiri doono kiiskaagana dib looma dhigi doono ama lama xidhi doono haddii aad u sheegto UNHCR hawlo shaki leh.
Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan hababka iyo kaalmada UNHCR, fadlan eeg wabsaydka qaxootiga Malaysia.