Ma jiraan Warqado loogu talagalay diiwaangelinta ama Dib-u-dejinta

Monday / 24 March 2025

UNHCR ma jadwaleyso kiisas diiwaan-gelin ama dib-u-dejin oo ku saleysan warqadaha naloo soo diro.

Cidna ha siin wax lacag ah, oo ay ku jiraan shakhsiyaad ka tirsan bulshadaada, si ay kaaga caawiyaan u dirida waraaqaha UNHCR ee codsanaya diiwaangelinta ama dib u dejinta.

Waxaad ka codsan kartaa diiwaangelinta UNHCR adigoo isticmaalaya bogga xiriirka ee website-ka qaxootiga Malaysia. Waxa lagugu martiqaadi doona waraysi xafiiska UNHCR talefoon, fariin qoraal ah ama iimayl. Fadlan hubi inaad cusboonaysiisay lambarka taleefankaaga iyo ciwaanka iimaylka ee shabakada qaxootiga Malaysia.

Rafcaanka RSD iyo codsiyada dib u furista waa in lagu soo gudbiyaa iimaylka mlslursd@unhcr.org.



Share