Fadlan la socodsii in ballamaha diiwaangelinta, aad heli doonto SMS iyo/ama iimayl ka kooban taariikhda iyo wakhtiga ballanta.
Haddii aad ku dartay ciwaanka e-maylka codsigaaga mareegta Qaxootiga Malaysia, waxa aad heli doontaa SMS iyo iimaylka ballantaada.
Haddii aadan ku darin ciwaanka iimaylka, waxa kaliya oo aad heli doontaa SMS ballantaada.
Fadlan hubi inaad si joogto ah u hubiso SMS-kaaga iyo iimaylkaga.