28-dii Agoosto 2025, UNHCR Malaysia ayaa martigelisay Shirka Isku-duwidda Daneeyayaasha Caafimaadka Qaxootiga, kaas oo isu keenay in ka badan 100 wakiil oo ka kala socday Wasaaradda Caafimaadka, bixiyeyaasha adeegyada caafimaadka ee gaarka loo leeyahay iyo kuwa dawladda, hay’adaha samafalka (NGOs), jaamacadaha, iyo wakiillo ka socday qaxootiga.
Shirku wuxuu ujeedkiisu ahaa xoojinta iskaashiga iyo horumarinta helitaanka adeegyada caafimaadka ee qaxootiga iyo magangelyo-doonka ku sugan Malaysia.
Key highlights included:Qodobadii ugu muhiimsanaa waxaa ka mid ahaa:Louise Aubin, Representative of UNHCR Malaysia, emphasized the urgent health needs of refugees, especially those displaced due to the situation in Myanmar.Louise Aubin, oo ah Wakiilka UNHCR ee Malaysia, ayaa hoosta ka xarriiqday baahiyah degdegga ah ee caafimaad ee qaxootiga, gaar ahaan kuwa barkacay sababo la xiriira xaaladda ka taagan Myanmar.Malaysia currently hosts over 200,000 refugees and asylum-seekers, despite the absence of a formal asylum framework.Inkasta oo aanay jirin nidaam sharci ah oo rasmiyan u dejisan magangelyo, Malaysia waxay hadda martigelisaa in ka badan 200,000 oo qaxooti iyo magangelyo-doon ah.Simin Azarmehr, a member of the Refugee Advisory Board expressed heartfelt gratitude to all stakeholders and stressed the importance of inclusive healthcare.Simin Azarmehr, oo ka tirsan Guddiga Talo-bixinta Qaxootiqa (Refugee Advisory Board), muujisay mahaddcelin qoto dheer oo ay u jeedisay dhammaan daneeyayaasha, iyadoo carrabka ku adkaysay muhimadda daryeel caafimaad oo loo dhan yahay.She noted that excluding refugees from healthcare can also harm public health, as untreated illnesses or lack of vaccinations may lead to the spread of diseases.Waxay xustay in ka reebidda qaxootiga adeegyada caafimaadka ay sidoo kale waxyeello u geysan karto caafimaadka guud ee bulshada, maadaama cudurrada aan la daweyn ama talaallada la’aantoodu ay keeni karaan faafidda cudurro.Dr. Susheela Balasundaram, Head of Public Health/Community-Based Protection at UNHCR Malaysia, provided updates on ongoing health initiatives and invited partners to collaborate in ensuring refugees can live healthier, safer, and more dignified lives.Dr. Susheela Balasundaram, oo ah, Madaxa Caafimaadka Dadweynaha iyo Ilaalinta Bulshada ee ku saleysan bulshada ee UNHCR Malaysia, ayaa bixisay warbixin ku saabsan barnaamijyada caafimaad ee socda, isla markaana ku casuuntay la-hawlgalayaasha inay iska kaashadaan hubinta in qaxootigu ay ku noolaadaan nolol caafimaad leh, ammaan ah, isla markaana sharaf iyo karaamo leh.Several private sector and NGO partners, including Qualitas Health Malaysia, Klinik Amal Muhajir, Malaysian Relief Agency (MRA), Taiwan Buddhist Tzu Chi Foundation Malaysia, Médecins Sans Frontières (MSF) and others, shared their work and ongoing efforts to ensure refugees and asylum-seekers can access and receive treatment at their facilities.Qaar ka mid ah la-hawlgalayaasha qaybta gaarka loo leeyahay iyo hay’adaha samafalka (NGOs), oo ay ka mid yihiin Qualitas Health Malaysia, Klinik Amal Muhajir, Malaysian Relief Agency (MRA), Taiwan Buddhist Tzu Chi Foundation Malaysia, Médecins Sans Frontières (MSF) iyo kuwo kale, ayaa la wadaagay hawlahooda iyo dadaallada socda ee lagu hubinayo in qaxootiga iyo magangelyo-doonka ay si fudud ugu heli karaan adeegyo caafimaad iyo daaweyn xarumahooda.https://refugeemalaysia.org/wp-content/uploads/2025/09/DSC09363-1.jpghttps://refugeemalaysia.org/wp-content/uploads/2025/09/DSC09363-1.jpg1920192010801080
https://www.organon.com/malaysia/https://www.organon.com/malaysia/They explained the benefits of long-acting contraceptives like Implanon, which are safe, effective, and convenient.Waxay sharxeen faa’iidooyinka ka hortagga uurka ee muddada-dheer sida Implanon, kuwaas oo ah badbaado leh, wax-ku-ool ah, isla markaana fudud in la isticmaalo.Organon also emphasized the need for proper counseling, managing side effects, and raising awareness so that women can make informed choices about their reproductive health.Organon sidoo kale waxay xoogga saartay baahida talo-bixin sax ah, maareynta saameynta dhinaca ah (side effects), iyo kordhinta wacyigelinta, si haweenku ay u awoodaan inay go’aanno xog-ogaal ah ka gaaraan caafimaadkooda taranka.The United Nations Population Fund (UNFPA) shared key findings and proposed solutions on Sexual and Reproductive Health (SRH) and Gender-Based Violence (GBV) among Myanmar refugees from a consultation session held in June 2025.The Sanduuqa Qaramada Midoobay ee Dadweynaha (UNFPA) ayaa la wadaagay natiijooyinka muhiimka ah iyo talooyin xal u ah arrimaha la xiriira Caafimaadka Taranka iyo Galmada (SRH) iyo Tacaddiyada ku saleysan Jinsiga (GBV) ee ka dhex jira qaxootiga Myanmar, kuwaas oo laga soo ururiyey kulan wadatashi ah oo la qabtay Juun 2025.Major challenges include cultural taboos, low awareness of available SRH services, high treatment costs, movement restrictions, fear among GBV survivors, limited access to services, and burnout among community workers.Caqabadaha waaweyn waxaa ka mid ah xaaraannimada dhaqameed ee la xiriirta mowduucyada taranka, wacyigelin hoose oo ku saabsan adeegyada SRH ee la heli karo, kharashaadka daaweynta oo sareeya, xaddidaadaha dhaqdhaqaaqa, cabsi ay qabaan dadka ka badbaaday tacaddiyada ku saleysan jinsiga (GBV), helitaan kooban oo adeegyada ah, iyo daal ama gubasho shaqo (burnout) oo soo wajahda shaqaalaha bulshada.
To address these issues, participants of the consultation proposed increasing awareness, increase men involvement, standardizing screening and referral pathways, and ensuring trauma-informed care. UNHCR also reminded participants of the existing GBV referral pathways and support services available for survivors in Malaysia.Si loo xalliyo arrimahan, ka qaybgalayaasha kulanka wadatashiga ayaa soo jeediyay in la kordhiyo wacyigelinta, la dardargeliyo ka-qaybgalka ragga, la middeeyo habraacyada baarista iyo gudbinta (screening and referral pathways), isla markaana la hubiyo in la bixiyo daryeel ku saleysan fahamka dhaawaca maskaxeed (trauma-informed care). Sidoo kale, UNHCR waxay xusuusisay ka qaybgalayaasha in habraacyada gudbinta kiisaska GBV iyo adeegyada taageerada ee loogu talagalay dadka ka badbaaday tacaddiyada jinsiga ay horey uga jiraan gudaha Malaysia.The session concluded with a briefing by Allianz on the Refugee Medical Insurance Program (REMEDI), which offers affordable medical coverage for refugees.Kulanka waxaa lagu soo gabagabeeyay warbixin ay soo bandhigtayAllianz oo ku saabsan Barnaamijka Caymiska Caafimaadka Qaxootiga (REMEDI), kaas oo bixiya caymis caafimaad oo la awoodi karo oo loogu talagalay qaxootiga.Participants discussed coordination challenges, funding gaps, and the need for stronger partnerships.Ka qaybgalayaashu waxay ka wada hadleen caqabadaha isku-duwidda, farqiga ku jira maalgelinta, iyo baahida loo qabo iskaashi xooggan oo dheeraad ah.Concerns were raised about difficulties in accessing REMEDI for in-patient care and the lack of public awareness.Waxaa la muujiyay walaac ku saabsan caqabadaha lagu helo adeegyada REMEDI ee daryeelka bukaan-jiifka, iyo sidoo kale wacyigelin hoose oo dadweynaha ah oo ku saabsan barnaamijkan.Attendees suggested more public campaigns to help scale up enrollment.Ka qaybgalayaashu waxay soo jeediyeen in la sameeyo ol’olayaal wacyigelin oo ballaaran si loo kordhiyo isdiiwaangelinta barnaamijka.Partners also highlighted the need to improve understanding of REMEDI’s coverage and recommended that private sector stakeholders explore ways to include conditions like mental health disorders, which are currently not covered.La-hawlgalayaashu sidoo kale waxay iftiimiyeen baahida loo qabo in la fahmo si qoto dheer waxa uu barnaamijka REMEDI daboolayo, isla markaana talo ku bixiyeen in daneeyayaasha qaybta gaarka loo leeyahay ay baaraan suurtagalnimada lagu darayo xaalado caafimaad sida cudurrada dhimirka, kuwaas oo haatan aan ka mid ahayn caymiska.
UNHCR reiterated that collaboration among all public health actors is essential.UNHCR ayaa mar kale ku celisay in iskaashiga dhammaan daneeyayaasha caafimaadka dadweynaha uu yahay mid lagama maarmaan ah.Consolidating information and resources helps avoid duplication and ensures that service gaps are filled.Isku-dubaridka macluumaadka iyo kheyraadka wuxuu ka caawiyaa in la iska ilaaliyo ku celcelinta hawlaha, isla markaana la hubiyo in meelaha adeeggu ka maqan yahay la buuxiyo.UNHCR thanks all participants for their continued commitment to refugee health and looks forward to ongoing collaboration.UNHCR waxay u mahadcelinaysaa dhammaan ka qaybgalayaasha dadaalkooda joogtada ah ee ku aaddan caafimaadka qaxootiga, waxayna rajeynaysaa iskaashi sii socda oo wax ku ool ah.
Qodobadii ugu muhiimsanaa waxaa ka mid ahaa:
- Louise Aubin, oo ah Wakiilka UNHCR ee Malaysia, ayaa hoosta ka xarriiqday baahiyah degdegga ah ee caafimaad ee qaxootiga, gaar ahaan kuwa barkacay sababo la xiriira xaaladda ka taagan Myanmar. Inkasta oo aanay jirin nidaam sharci ah oo rasmiyan u dejisan magangelyo, Malaysia waxay hadda martigelisaa in ka badan 200,000 oo qaxooti iyo magangelyo-doon ah.
- Simin Azarmehr, oo ka tirsan Guddiga Talo-bixinta Qaxootiqa (Refugee Advisory Board), muujisay mahaddcelin qoto dheer oo ay u jeedisay dhammaan daneeyayaasha, iyadoo carrabka ku adkaysay muhimadda daryeel caafimaad oo loo dhan yahay. Waxay xustay in ka reebidda qaxootiga adeegyada caafimaadka ay sidoo kale waxyeello u geysan karto caafimaadka guud ee bulshada, maadaama cudurrada aan la daweyn ama talaallada la’aantoodu ay keeni karaan faafidda cudurro.
- Dr. Susheela Balasundaram, oo ah, Madaxa Caafimaadka Dadweynaha iyo Ilaalinta Bulshada ee ku saleysan bulshada ee UNHCR Malaysia, ayaa bixisay warbixin ku saabsan barnaamijyada caafimaad ee socda, isla markaana ku casuuntay la-hawlgalayaasha inay iska kaashadaan hubinta in qaxootigu ay ku noolaadaan nolol caafimaad leh, ammaan ah, isla markaana sharaf iyo karaamo leh.
- Qaar ka mid ah la-hawlgalayaasha qaybta gaarka loo leeyahay iyo hay’adaha samafalka (NGOs), oo ay ka mid yihiin Qualitas Health Malaysia, Klinik Amal Muhajir, Malaysian Relief Agency (MRA), Taiwan Buddhist Tzu Chi Foundation Malaysia, Médecins Sans Frontières (MSF) iyo kuwo kale, ayaa la wadaagay hawlahooda iyo dadaallada socda ee lagu hubinayo in qaxootiga iyo magangelyo-doonka ay si fudud ugu heli karaan adeegyo caafimaad iyo daaweyn xarumahooda.
https://www.organon.com/malaysia/https://www.organon.com/malaysia/They explained the benefits of long-acting contraceptives like Implanon, which are safe, effective, and convenient.Waxay sharxeen faa’iidooyinka ka hortagga uurka ee muddada-dheer sida Implanon, kuwaas oo ah badbaado leh, wax-ku-ool ah, isla markaana fudud in la isticmaalo.Organon also emphasized the need for proper counseling, managing side effects, and raising awareness so that women can make informed choices about their reproductive health.Organon sidoo kale waxay xoogga saartay baahida talo-bixin sax ah, maareynta saameynta dhinaca ah (side effects), iyo kordhinta wacyigelinta, si haweenku ay u awoodaan inay go’aanno xog-ogaal ah ka gaaraan caafimaadkooda taranka.The United Nations Population Fund (UNFPA) shared key findings and proposed solutions on Sexual and Reproductive Health (SRH) and Gender-Based Violence (GBV) among Myanmar refugees from a consultation session held in June 2025.The Sanduuqa Qaramada Midoobay ee Dadweynaha (UNFPA) ayaa la wadaagay natiijooyinka muhiimka ah iyo talooyin xal u ah arrimaha la xiriira Caafimaadka Taranka iyo Galmada (SRH) iyo Tacaddiyada ku saleysan Jinsiga (GBV) ee ka dhex jira qaxootiga Myanmar, kuwaas oo laga soo ururiyey kulan wadatashi ah oo la qabtay Juun 2025.Major challenges include cultural taboos, low awareness of available SRH services, high treatment costs, movement restrictions, fear among GBV survivors, limited access to services, and burnout among community workers.Caqabadaha waaweyn waxaa ka mid ah xaaraannimada dhaqameed ee la xiriirta mowduucyada taranka, wacyigelin hoose oo ku saabsan adeegyada SRH ee la heli karo, kharashaadka daaweynta oo sareeya, xaddidaadaha dhaqdhaqaaqa, cabsi ay qabaan dadka ka badbaaday tacaddiyada ku saleysan jinsiga (GBV), helitaan kooban oo adeegyada ah, iyo daal ama gubasho shaqo (burnout) oo soo wajahda shaqaalaha bulshada.
To address these issues, participants of the consultation proposed increasing awareness, increase men involvement, standardizing screening and referral pathways, and ensuring trauma-informed care. UNHCR also reminded participants of the existing GBV referral pathways and support services available for survivors in Malaysia.Si loo xalliyo arrimahan, ka qaybgalayaasha kulanka wadatashiga ayaa soo jeediyay in la kordhiyo wacyigelinta, la dardargeliyo ka-qaybgalka ragga, la middeeyo habraacyada baarista iyo gudbinta (screening and referral pathways), isla markaana la hubiyo in la bixiyo daryeel ku saleysan fahamka dhaawaca maskaxeed (trauma-informed care). Sidoo kale, UNHCR waxay xusuusisay ka qaybgalayaasha in habraacyada gudbinta kiisaska GBV iyo adeegyada taageerada ee loogu talagalay dadka ka badbaaday tacaddiyada jinsiga ay horey uga jiraan gudaha Malaysia.The session concluded with a briefing by Allianz on the Refugee Medical Insurance Program (REMEDI), which offers affordable medical coverage for refugees.Kulanka waxaa lagu soo gabagabeeyay warbixin ay soo bandhigtayAllianz oo ku saabsan Barnaamijka Caymiska Caafimaadka Qaxootiga (REMEDI), kaas oo bixiya caymis caafimaad oo la awoodi karo oo loogu talagalay qaxootiga.Participants discussed coordination challenges, funding gaps, and the need for stronger partnerships.Ka qaybgalayaashu waxay ka wada hadleen caqabadaha isku-duwidda, farqiga ku jira maalgelinta, iyo baahida loo qabo iskaashi xooggan oo dheeraad ah.Concerns were raised about difficulties in accessing REMEDI for in-patient care and the lack of public awareness.Waxaa la muujiyay walaac ku saabsan caqabadaha lagu helo adeegyada REMEDI ee daryeelka bukaan-jiifka, iyo sidoo kale wacyigelin hoose oo dadweynaha ah oo ku saabsan barnaamijkan.Attendees suggested more public campaigns to help scale up enrollment.Ka qaybgalayaashu waxay soo jeediyeen in la sameeyo ol’olayaal wacyigelin oo ballaaran si loo kordhiyo isdiiwaangelinta barnaamijka.Partners also highlighted the need to improve understanding of REMEDI’s coverage and recommended that private sector stakeholders explore ways to include conditions like mental health disorders, which are currently not covered.La-hawlgalayaashu sidoo kale waxay iftiimiyeen baahida loo qabo in la fahmo si qoto dheer waxa uu barnaamijka REMEDI daboolayo, isla markaana talo ku bixiyeen in daneeyayaasha qaybta gaarka loo leeyahay ay baaraan suurtagalnimada lagu darayo xaalado caafimaad sida cudurrada dhimirka, kuwaas oo haatan aan ka mid ahayn caymiska.
UNHCR reiterated that collaboration among all public health actors is essential.UNHCR ayaa mar kale ku celisay in iskaashiga dhammaan daneeyayaasha caafimaadka dadweynaha uu yahay mid lagama maarmaan ah.Consolidating information and resources helps avoid duplication and ensures that service gaps are filled.Isku-dubaridka macluumaadka iyo kheyraadka wuxuu ka caawiyaa in la iska ilaaliyo ku celcelinta hawlaha, isla markaana la hubiyo in meelaha adeeggu ka maqan yahay la buuxiyo.UNHCR thanks all participants for their continued commitment to refugee health and looks forward to ongoing collaboration.UNHCR waxay u mahadcelinaysaa dhammaan ka qaybgalayaasha dadaalkooda joogtada ah ee ku aaddan caafimaadka qaxootiga, waxayna rajeynaysaa iskaashi sii socda oo wax ku ool ah.
Waxay sharxeen faa’iidooyinka ka hortagga uurka ee muddada-dheer sida Implanon, kuwaas oo ah badbaado leh, wax-ku-ool ah, isla markaana fudud in la isticmaalo. Organon sidoo kale waxay xoogga saartay baahida talo-bixin sax ah, maareynta saameynta dhinaca ah (side effects), iyo kordhinta wacyigelinta, si haweenku ay u awoodaan inay go’aanno xog-ogaal ah ka gaaraan caafimaadkooda taranka.
The Sanduuqa Qaramada Midoobay ee Dadweynaha (UNFPA) ayaa la wadaagay natiijooyinka muhiimka ah iyo talooyin xal u ah arrimaha la xiriira Caafimaadka Taranka iyo Galmada (SRH) iyo Tacaddiyada ku saleysan Jinsiga (GBV) ee ka dhex jira qaxootiga Myanmar, kuwaas oo laga soo ururiyey kulan wadatashi ah oo la qabtay Juun 2025. Caqabadaha waaweyn waxaa ka mid ah xaaraannimada dhaqameed ee la xiriirta mowduucyada taranka, wacyigelin hoose oo ku saabsan adeegyada SRH ee la heli karo, kharashaadka daaweynta oo sareeya, xaddidaadaha dhaqdhaqaaqa, cabsi ay qabaan dadka ka badbaaday tacaddiyada ku saleysan jinsiga (GBV), helitaan kooban oo adeegyada ah, iyo daal ama gubasho shaqo (burnout) oo soo wajahda shaqaalaha bulshada.
Si loo xalliyo arrimahan, ka qaybgalayaasha kulanka wadatashiga ayaa soo jeediyay in la kordhiyo wacyigelinta, la dardargeliyo ka-qaybgalka ragga, la middeeyo habraacyada baarista iyo gudbinta (screening and referral pathways), isla markaana la hubiyo in la bixiyo daryeel ku saleysan fahamka dhaawaca maskaxeed (trauma-informed care). Sidoo kale, UNHCR waxay xusuusisay ka qaybgalayaasha in habraacyada gudbinta kiisaska GBV iyo adeegyada taageerada ee loogu talagalay dadka ka badbaaday tacaddiyada jinsiga ay horey uga jiraan gudaha Malaysia.
Kulanka waxaa lagu soo gabagabeeyay warbixin ay soo bandhigtayAllianz oo ku saabsan Barnaamijka Caymiska Caafimaadka Qaxootiga (REMEDI), kaas oo bixiya caymis caafimaad oo la awoodi karo oo loogu talagalay qaxootiga. Ka qaybgalayaashu waxay ka wada hadleen caqabadaha isku-duwidda, farqiga ku jira maalgelinta, iyo baahida loo qabo iskaashi xooggan oo dheeraad ah. Waxaa la muujiyay walaac ku saabsan caqabadaha lagu helo adeegyada REMEDI ee daryeelka bukaan-jiifka, iyo sidoo kale wacyigelin hoose oo dadweynaha ah oo ku saabsan barnaamijkan. Ka qaybgalayaashu waxay soo jeediyeen in la sameeyo ol’olayaal wacyigelin oo ballaaran si loo kordhiyo isdiiwaangelinta barnaamijka. La-hawlgalayaashu sidoo kale waxay iftiimiyeen baahida loo qabo in la fahmo si qoto dheer waxa uu barnaamijka REMEDI daboolayo, isla markaana talo ku bixiyeen in daneeyayaasha qaybta gaarka loo leeyahay ay baaraan suurtagalnimada lagu darayo xaalado caafimaad sida cudurrada dhimirka, kuwaas oo haatan aan ka mid ahayn caymiska.
UNHCR ayaa mar kale ku celisay in iskaashiga dhammaan daneeyayaasha caafimaadka dadweynaha uu yahay mid lagama maarmaan ah. Isku-dubaridka macluumaadka iyo kheyraadka wuxuu ka caawiyaa in la iska ilaaliyo ku celcelinta hawlaha, isla markaana la hubiyo in meelaha adeeggu ka maqan yahay la buuxiyo. UNHCR waxay u mahadcelinaysaa dhammaan ka qaybgalayaasha dadaalkooda joogtada ah ee ku aaddan caafimaadka qaxootiga, waxayna rajeynaysaa iskaashi sii socda oo wax ku ool ah.