Kaydka Agabka Isgaadhsiinta

Fadlan halkan ka hel agabka isgaarsiineed oo ay soo saareen UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda. Waad soo dejisan kartaa oo aad la wadaagi kartaa agabka qof kasta oo ay khusayso UNHCR. Guji xiriirada hoose si aad u heshid qoraalka ku qoran luqado kala duwan.

Agabka isgaarsiinta UNHCR sidoo kale waxaa lagu daabacay Kanaalka YouTube ee Qaxootiga Malaysia. Fadlan halkan guji si aad u heshid xul muuqaalo ah oo luuqado kala duwan ku qoran.

Nnoqoshada ikhtiyaarka