Vaccination Centres in Putrajaya

Qof kasta oo aan weli qaadan irbadii koowaad ama labaad ee tallaalka COVID-19 waa inuu la xiriiraa mid ka mid ah rugaha caafimaadka ee ku xusan liiskan si uu ballan u helo. Tan sidoo kale waxaa ku jira kuwa qaatay irbadii koowaad laakiin seegay ballanta irbadii labaad.

Fadlan wac ama iimayl u dir mid ka mid ah rugaha caafimaadka si aad u hesho booska ballantaada. Kadib tag rugta caafimaadka maalinta ballanta tallaalka ee lagu siiyay. Dadka aan ballan lahayn looma adeegi doono.

Putrajaya

Contact Details
Klinik Kesihatan Putrajaya Presint 18
Address: Lot P18C1, Presint 18, 62602 Putrajaya

Email: ppv.pkpj@gmail.com

Phone: +6013 888 0938 (WhatsApp)

Operating Hours: Monday-Friday, 8:30AM-5:00PM

Megaklinik Zahran Putrajaya
Address: No 104 & 106 Jalan Diplomatik, Presint 15, Putrajaya

Email: vaksinmzp@gmail.com

Phone: +6019 471 1377 / +603 8881 1377

Klinik Mediviron Dr Halim
Address: No.5 , jalan P9G/7 Presint 9, Putrajaya

Email: kmedivironp15@gmail.com

Phone: +603 8888 8004

Haddii aad u baahan tahay nuskhada la soo dejin karo si aad u daabacaato ama hab internet la’aan ah aad u isticmaasho, waxaad xagga hoose ka soo dejisan kartaa liiska oo buuxa oo qaab PDF ah.