BOOSARRADA IYO AGABKA KALE

Fadlan halkan ka hel agab isgaarsiineed ee ay soo saareen UNHCR iyo la-hawlgalayaashooduu. Waad soo dejisan kartaa oo waxaad la wadaagi kartaa qoraalka qof kasta oo ay danayso UNHCR. Guji mareegtan (Link-gan) hoose si aad u heshid qoraalka oo ku qoran luqado kala duwan.

Xogaha isgaarsiinta UNHCR waxaa sidoo kale lagu daabacay janaalka YouTube-ka ee Qaxoontiga Malaysia. Fadlan guji halkan si aad u hesho muuqaalo luqado kala duwan ah.