Caafimaadka Dhimirka iyo Taageerada Nafsiyadeed
Dadka Qaxootiga iyo magan-gelyo doonka ah ee soo maray barakaca qasabka ah ayaa badanaa la kulma cadaadis nafsiyadeed oo ka yimaada khibradaha ay kala kulmeen wadamada ay u dhasheen, wadamada ay sii maraan iyo dalka magan-gelyada. Sidoo kale waxaa jira dad qaxooti ah oo hore u qabay xaalado caafimaad maskaxeed oo ay ka mid yihiin niyad-jabka, walaaca, xanuunka khalkhalka maskaxda (bipolar disorder) iyo dhimirka oo u baahan taageero gaar ah. Iyadoo qaar badan oo iyaga ka mid ahi ay muujinayaan adkeysi cajiib ah, qaar ayaa u baahan taageero dheeraad ah si ay dib ugu yagleelaan noloshooda.
Joogteynta caafimaadka dhimirka ayaa muhiim u ah badqabka guud ee shakhsiyaadka. Goobaha qaxootiga, helitaan la’aanta xirfadlayaasha caafimaadka dhimirka ayaa badanaa ah arrin weyn, iyadoo ugu wacantahay caqabad dhaqaale iyo wacyi la’aan.
Adeegyada la heli karo keliya waxay gaadhaan qayb yar oo ka mid ah dadka u baahan adeegyada. UNHCR waxay ku dadaashaa is dhexgalka MHPSS ee daryeelka caafimaadka aasaasiga ah ee qaxootiga iyo shaqadeeda ilaalineed ee qaybaha kala duwan.
Ururada aan bahwadaaga nahay
Dadka Qaxootiga iyo magangelyo doonka ah, adeegyada caafimaadka dhimirka iyo taageerada nafsiyadeed ayaa laga helaa hay’adaha ay UNHCR bahwadaaaga yihiin.
Kuala Lumpur
Tel: +603 2272 4957 / +603 2276 3255
Fax: +603 2276 1802
Call for appointment.
Tel: +603 2272 2585
Call for appointment.
Tel: +603 2142 1567
Tel: +603 4288 6364
Email: qffdclinic@mercy.org.my / mmqffdreferral@mercy.org.my
Call or email for appointment.
Text Helpline: Buddy Bear Facebook
Counselling for Children (Online / In-person): HumanKind (Sign up for appointment)
Tel: +603 2272 4957 / +603 2276 3255
Fax: +603 2276 1802
Call for appointment.
Tel: +603 2272 2585
Call for appointment.
Tel: +603 2142 1567
Tel: +603 4288 6364
Email: qffdclinic@mercy.org.my / mmqffdreferral@mercy.org.my
Call or email for appointment.
Text Helpline: Buddy Bear Facebook
Counselling for Children (Online / In-person): HumanKind (Sign up for appointment)
Selangor
Operating Hours: 9am–5pm, Mon–Fri
Tel: +6019 228 0223 (Office) / +6013 986 1898 (Irfan)
Email: imamrelief@gmail.com
Operating Hours: 9am–5pm, Mon–Fri
Tel: +6019 228 0223 (Office) / +6013 986 1898 (Irfan)
Email: imamrelief@gmail.com
Kedah
Fee: RM10 / visit
Tel: +6017 426 0585 (Abbas - Front desk)
Call for appointment.
Fee: RM10 / visit
Tel: +6017 426 0585 (Abbas - Front desk)
Call for appointment.
Penang
Tel: +6011 1650 0454 (Mental hotline)
Tel: +6011 1650 0454 (Mental health hotline)
Johor
Opening hours: 9am-5pm (Closed on Friday & Saturday)
Fee: RM10 / visit
Tel: +6018 288 1589
Call for appointment / Walk-in on Wednesday & Thursday for Counselling.
Tel: +607 562 9800 / +6018 577 0040
Email: info@johorocc.org
Opening hours: 9am-5pm (Closed on Friday & Saturday)
Fee: RM10 / visit
Tel: +6018 288 1589
Call for appointment / Walk-in on Wednesday & Thursday for Counselling.
Tel: +607 562 9800 / +6018 577 0040
Email: info@johorocc.org
Haddii aad u baahan tahay nuskhada la soo dejin karo si aad u daabacaato ama hab internet la’aan ah aad u isticmaasho, waxaad xagga hoose ka soo dejisan kartaa liiska oo buuxa oo qaab PDF ah.