• Home
  • Support
  • Notices
  • Contact
  • English
  • Rohingya
  • မြန်မာ
  • العربية
  • اردو
  • ဘာသာမန်
  • Soomaali
  • Tedim
  • Hakha
  • தமிழ்
  • فارسی
  • Melayu

Ka digtoonow khayaanada: Barnaamij gaar ah oo loogu talagalay Afgaanistaan

by Information Management 2 | Feb 17, 2025 | Iska jir khiyaanada, Notices

UNHCR ayaa heshay warbixino ku saabsan khiyaamo kale oo lala beegsaday muwaadiniinta Afgaanistaan. Marka laga soo tago khayaanada ku saabsan dib u dejinta Nederlaan iyadoo loo marayo Visa Bani’aadminimo Gaarka ah, waxaa jira hay’ado ku sugan Kabul...

Ka digtoonow khiyaamo: Dib u dajin loogu talagay dadka u dhashay wadanka Afgaanistan ee Nederland

by Information Management 2 | Feb 10, 2025 | Iska jir khiyaanada, Notices

UNCHR waxay heshay warbixino badan oo ku saabsan khiyaamad lala beegsaday muwadiniinta Afgaanistan. Fariin imeel ahaan ah qofka wuxuu sheeganaya in UNHCR iyo Ciidanka Mareekanka Afgaanistan (USFORA) ay caawinayaan 50 codade inay dib u dajinaayan wadanka Nederland...

Ka digtoonow khiyaanada: Balamaha ka baxsan saacadaha shaqada

by Information Management 2 | Oct 1, 2024 | Iska jir khiyaanada, Notices

UNHCR ayaa heshay warbixino ku saabsan shaqsiyaado helay farriimaha WhatsApp in habeenkii ay yimaadaan xafiiska UNHCR si ay u halaan adeegyad UNHCR. Taasi waa khiyaamo. UNHCR waxa ay ballamaha bixisaa saacadaha shaqada gudahooda (Isniinta ilaa Jimcaha, 8 subaxnimo...

Ka digtoonow khiyaanada: App-ka Qaxoontiga beenta ah ee Malaysia oo uu samayay Haris

by Information Management 2 | Sep 6, 2024 | Iska jir khiyaanada, Notices

UNHCR ayaa heshay warbixino sheegaya in shaqsi Rohingya ah oo loo yaqaan Haris Bhai, Mr Haris, Haris Khan, iyo Mr Barmi uu sameeyay app cusub oo Refugee Malaysia app ah isagoo isticmaalaya astaanta UNHCR. Kani waa isla qofka soo dhigay fiidiyowyada YouTube isagoo...

Ma jiro Nidaam Diiwaangelin ah oo ka baxsan Xarunta Qaxootiga ee UNHCR

by Information Management 2 | Jul 10, 2024 | Notices

Fadlan la socodsii in diiwaangelinta UNHCR ay ka dhacdo kaliya xafiiska UNHCR ee Kuala Lumpur. Ma jiro diiwaangelin moobeel ah. UNHCR ma qabato waraysiyo isdiiwaangelin ah mana soo saarto dukumeentiyada UNHCR munaasabadaha bulshada, xarumaha bulshada, xafiisyada...
« Older Entries
Next Entries »
UNHCR © 2026 | Refugee Malaysia

Disclaimer | Privacy Policy | unhcr.org

  • Home
  • Taageero
  • Ogeysiisyada
  • Home
  • Taageero
  • Ogeysiisyada

Disclaimer | Privacy Policy | unhcr.org

UNHCR © 2026 | Refugee Malaysia
  • English
  • Rohingya
  • မြန်မာ
  • العربية
  • اردو
  • ဘာသာမန်
  • Soomaali
  • Tedim
  • Hakha
  • தமிழ்
  • فارسی
  • Melayu