Kanaallada Isgaarsiinta ah ee Codsiyada Diiwaangelinta

Fadlan ogow in dhammaan codsiyada cusub ee diiwaangelinta ay tahay in si gaar ah loogu gudbiyo khadka internetka iyada oo loo marayo foomka xiriirka ee ku yaalla bogga Refugee Malaysia: https://refugeemalaysia.org/contact/ Codsiyada diiwaangelinta ee lagu soo diro hab...

Ka Digtoonow Khayaanada : Mohd Haris

Qof kasta oo lacag kaa dalbada diiwaangelinta iyo dukumentiyada UNHCR waa khiyaanoole oo fal dambiyeed sameynaya. Ma lahan awood ama karti ay ku bixiyaan dukumentiyada UNHCR UNHCR waxay hore uga digtay khiyaanoole Haris Khan Ka Digtoonow Khayaanada: Rohingya YouTuber...