by Amalina Amer | Sep 8, 2025 | Notices
Waxaanu helnay warbixin faafinaysa macluumaad been ah. Waxay sheegaysaa in laga bilaabo 1-da Diseembar 2025, UNHCR ay bilaabi doonto diiwaangelin rasmi ah oo loogu talagalay dadka Suuriyaanka iyo Yamaniyiinta ah ee ku sugan Malaysia. Waxay sidoo kale ku...
by Amalina Amer | Aug 5, 2025 | Iska jir khiyaanada, Notices
UNHCR Malaysia ma laha akoon TikTok. Dhammaan akoonnada TikTok ee sheegaya inay ka socdaan UNHCR waa been-abuur. Waxaan ka war helnay akoon TikTok oo khiyaano ah@ unhcr.refugeemalaysia , kaas oo si been abuur ah u sheegaya inuu matalayo UNHCR Malaysia. Akoonkani wax...
by Amalina Amer | Jul 18, 2025 | Notices
UNHCR waxay iftiimisay sheekada Cing Deih Nem, qaxooti nolosheeda si weyn u beddeshay markii ay heshay caymis caafimaad oo la awoodi karo iyada oo loo marayo barnaamijka Caymiska Caafimaadka Qaxootiga (REMEDI). Markii Cing Deih Nem ay ka tagtay gurigeedii Myanmar...
by Information Management 2 | Apr 8, 2025 | Notices
Fadlan ha isticmaalin cinwaanka UNHCR ee boostada (570, Jalan Bukit Petaling, Bukit Petaling, 50460 Kuala Lumpur, Wilayah Persekutuan Kuala Lumpur) sida cinwaankada gaarka ah Marka aad iska diiwan galineyso barnamajyada mobilka, Akoona xibinnimada ee bisnis ama degel...
by Information Management 2 | Mar 24, 2025 | Notices
UNHCR ma jadwaleyso kiisas diiwaan-gelin ama dib-u-dejin oo ku saleysan warqadaha naloo soo diro. Cidna ha siin wax lacag ah, oo ay ku jiraan shakhsiyaad ka tirsan bulshadaada, si ay kaaga caawiyaan u dirida waraaqaha UNHCR ee codsanaya diiwaangelinta ama dib u...