• Home
  • Support
  • Notices
  • Contact
  • English
  • Rohingya
  • မြန်မာ
  • العربية
  • اردو
  • ဘာသာမန်
  • Soomaali
  • Tedim
  • Hakha
  • தமிழ்
  • فارسی
  • Melayu

Ka Digtoonow Khayaanada : Mohd Haris

by Amalina Malay Translator | Jan 13, 2026 | Iska jir khiyaanada, Notices

Qof kasta oo lacag kaa dalbada diiwaangelinta iyo dukumentiyada UNHCR waa khiyaanoole oo fal dambiyeed sameynaya. Ma lahan awood ama karti ay ku bixiyaan dukumentiyada UNHCR UNHCR waxay hore uga digtay khiyaanoole Haris Khan Ka Digtoonow Khayaanada: Rohingya YouTuber...

Ka Digtoonow Akoonnada Facebook oo Been Abuurka ah ee Isku Dayaya Inay Isku Muujiyaan UNHCR Malaysia

by Amalina Malay Translator | Dec 23, 2025 | Iska jir khiyaanada, Notices, Uncategorized @so

UNHCR Malaysia waxay leedahay hal akoon Facebook oo rasmi ah oo keliya(www.facebook.com/UNHCRMalaysia). Ma isticmaalno Facebook si looga wada hadlo xaaladaha gaarka ah ee qaxootiga. Waxaa naloo sheegay jiritaanka akoontyo iyo qoraallo Facebook ah oo si been ah u...

Ka Digtoonow Akoon TikTok Been Ah Oo Iska dhigaaya In Uu UNHCR Malaysia Yahay (@rohinyga.edu2 iyo @tasmida.sidik)

by Amalina Malay Translator | Nov 28, 2025 | Iska jir khiyaanada, Notices

UNHCR Malaysia ma laha akoon TikTok. Dhammaan akoonnada TikTok ee sheeganaya inay ka socdaan UNHCR waa kuwo been abuur ah. Waxaa naloo sheegay jiritaanka TikTok oo been abuur ah kuwas oo ah @rohingya.edu2 iyo @Tasmida.sidik, kuwaas oo si been ah u sheeganaya inay...

Ka feejigno Akoonada Been-abuurka ah ee TikTok ee ku dayashada UNHCR Malaysia

by Hanani Malay Translator | Aug 5, 2025 | Iska jir khiyaanada, Notices

UNHCR Malaysia ma laha akoon TikTok. Dhammaan akoonnada TikTok ee sheegaya inay ka socdaan UNHCR waa been-abuur. Waxaan ka war helnay akoon TikTok oo khiyaano ah@ unhcr.refugeemalaysia , kaas oo si been abuur ah u sheegaya inuu matalayo UNHCR Malaysia. Akoonkani wax...

Run Maaha: Soo galitaanka aad usoo galayso Diiwaangelinta

by Information & Communications Technology | Feb 26, 2025 | Iska jir khiyaanada, Notices

Waxaa nalagu soo wargeliyay muuqaal dhawaan TikTok ah oo faafinaya war been abuur ah oo sheegaya in UNHCR ay siinayso kaararka UNHCR iyo ballamaha diiwaangelinta lammaanaha isqaba ee soo gala UNHCR. Fiidiyowgu wuxuu sidoo kale dhiirigelinayaa shakhsiyaadka inay u...

Ka digtoonow khayaanada: Barnaamij gaar ah oo loogu talagalay Afgaanistaan

by Information & Communications Technology | Feb 17, 2025 | Iska jir khiyaanada, Notices

UNHCR ayaa heshay warbixino ku saabsan khiyaamo kale oo lala beegsaday muwaadiniinta Afgaanistaan. Marka laga soo tago khayaanada ku saabsan dib u dejinta Nederlaan iyadoo loo marayo Visa Bani’aadminimo Gaarka ah, waxaa jira hay’ado ku sugan Kabul...
« Older Entries
UNHCR © 2026 | Refugee Malaysia

Disclaimer | Privacy Policy | unhcr.org

  • Home
  • Taageero
  • Ogeysiisyada
  • Home
  • Taageero
  • Ogeysiisyada

Disclaimer | Privacy Policy | unhcr.org

UNHCR © 2026 | Refugee Malaysia
  • English
  • Rohingya
  • မြန်မာ
  • العربية
  • اردو
  • ဘာသာမန်
  • Soomaali
  • Tedim
  • Hakha
  • தமிழ்
  • فارسی
  • Melayu