by Super Administrator | Oct 1, 2024 | Iska jir khiyaanada, Notices
UNHCR ayaa heshay warbixino ku saabsan shaqsiyaado helay farriimaha WhatsApp in habeenkii ay yimaadaan xafiiska UNHCR si ay u halaan adeegyad UNHCR. Taasi waa khiyaamo. UNHCR waxa ay ballamaha bixisaa saacadaha shaqada gudahooda (Isniinta ilaa Jimcaha, 8 subaxnimo...
by Super Administrator | Sep 6, 2024 | Iska jir khiyaanada, Notices
UNHCR ayaa heshay warbixino sheegaya in shaqsi Rohingya ah oo loo yaqaan Haris Bhai, Mr Haris, Haris Khan, iyo Mr Barmi uu sameeyay app cusub oo Refugee Malaysia app ah isagoo isticmaalaya astaanta UNHCR. Kani waa isla qofka soo dhigay fiidiyowyada YouTube isagoo...
by Super Administrator | Jun 12, 2024 | Iska jir khiyaanada, Notices
UNHCR waxa ay heshay warbixino sheegaya in shaqsi Rohingya ah oo sheeganaya in uu awood u leeyahay in uu helo habka UNHCR uu sameeyay koox cusub oo WhatsApp ah iyo kanaal isticmaalaya astaanta UNHCR. Kani waa isla qofka soo dhigay fiidiyowyada YouTube ee sheeganaya...
by Super Administrator | Jun 12, 2024 | Iska jir khiyaanada, Notices
UNHCR waxay sii wadaysaa inay hesho warbixinadii ugu dambeeyay ee haweenay sheegtay inay u shaqeyso Waaxda Diiwaangelinta iyo Dib-u-dejinta ee UNHCR. Haweenaydan ayaa qaxoontiga kala xidhiidha WhatsApp iyada oo diraysa fariimo cod ah iyo fariimo qoraal ah, waxaanay...
by Super Administrator | Feb 8, 2023 | Iska jir khiyaanada, Notices
UNHCR ayaa heshay warbixin ku saabsan haweeney sheegato inay ka shaqeyso qeybta diiwaangelinta iyo dib u dejinta ee UNHCR. Haweenaydan ayaa qaxoontiga kula xidhiidhaysa WhatsApp waxayna codsatay inta u dhaxaysa RM300-500 in lagu soo wareejiyo akoon bangi si aad UNHCR...