Dawladda Malaysia waxay ku dhawaaqday in Amarkii Xakameynta Dhaqdhaqaaqa (MCO) la kordhiyay ilaa 14 Abriil 2020 si loo xakameeyo faafitaanka COVID-19. Dhammaan tallaabooyinka Dowladda ee hadda jira ayaa sii jiri doona illaa14 Abriil 2020.
UNHCR waxay sii wadi doontaa inay dib u dhigto dhamaan balamaha waxayna sii ahaaneysaa mid lagala soo xiririkaro khadadka jawaab-celinta tooska ah ee COVID-19 wixii weydiima ah ee laxiriira COVID-19 Fadlan si joogta ah u hubi refugeemalaysia.org wixii soo cusboonaada.
UNHCR waxay sii waddaa inay la shaqeyso Dowlada, wada-hawlgalayaasha iyo jaaliyadaha si ay u siiso taageerada ugu badan ee suurtagalka ah dadka qaxootiga iyo magangalyo-doonka ah inta lagu gudajiro muddadan.
Luqadda | 7subaxnimo-12duhurnimo | 12duhurnimo-5galabnimo | 5galabnimo-10fiidnimo |
Burmese / Chin | 012-221 6397 | 017-614 3557 017-614 3490 | 017-614 3725 |
Rohingya | 017-614 3767 | 017-614 3902 012-213 2520 | 017-614 3534 012-213 2520 |
Persian | 017-614 3756 | 017-614 3884 | 017-614 3800 |
Tamil | 017-614 3782 | 017-614 3847 | 017-614 3847 |
Urdu | 017-614 3784 | 017-614 3861 | 017-614 3742 |
Arabic / Somali | 017-614 3790 | 017-614 3860 | 012-697 1011 |