Ma jiro Nidaam Diiwaangelin ah oo ka baxsan Xarunta Qaxootiga ee UNHCR

Wednesday / 10 July 2024

Fadlan la socodsii in diiwaangelinta UNHCR ay ka dhacdo kaliya xafiiska UNHCR ee Kuala Lumpur. Ma jiro diiwaangelin moobeel ah.

UNHCR ma qabato waraysiyo isdiiwaangelin ah mana soo saarto dukumeentiyada UNHCR munaasabadaha bulshada, xarumaha bulshada, xafiisyada NGO-yada, iwm.

Si aad u codsato diiwaangelinta, waxaad buuxin kartaa foomka xirii ka ee websaydka qaxootiga Malaysia oo ah https://refugeemalaysia.org.

Fadlan sug in UNHCR kula soo xidhiidho waraysiga diiwaangelinta.



Share