Taageero
COVID-19
Caabuqa COVID-19, Tallaalka iyo Nidaamka habraaca caadiga ah.
Iska diiwaan-gelinta UNHCR
Sidee isooga diiwaan-geliyaa UNHCR?
Dib udajin
Aadidda wadan kale
Ogeysiisyada
Dukumentiyada UNHCR ee lumay
UNHCR waxa ay doonaysaa in ay xasuusiso qaxootiga iyo magangelyo-doonka ka lumay dukumeentiyadooda UNHCR (kaarka ama warqadda tixgelinta ) in ay ku soo sheegaan lumitaanka dukumeentiyadooda foomkan...
Xusuusnow lambarkaaga UNHCR
Fadlan hubi inaad xasuusato lambarkaaga faylka UNHCR iyo lambarkaaga gaarka ah. Waa muhiim in aad xafido nambaradaada UNHCR, ama ku qorto meel ku haboon, haddii ay dhacdo in aad waydo...
Booqashada Rasmiga ah ee Agaasimaha Qaybta Ilaalinta Caalamiga ah ee UNHCR
Kuala Lumpur – Hawlgallada UNHCR ee Malaysia ayaa soo dhoweeyay booqashada Elizabeth Tan, oo ah Agaasimaha Waaxda Ilaalinta Caalamiga ah ee UNHCR, taasoo qayb ka ah hawl-galkeeda Aasiya basifik...