Xiriir

Fadlan waxaa lagula talinayaa dhamaan shakhsiyaadka doonaya inay la kulmaan UNHCRta Malaysia inay u baahan yahay inay ballan yeeshaan.

Dhammaan Codsiyada la soo diro wax socodsiin doona UNHCR. As UNHCR receives hundreds of emails per day, please be patient if you do not receive an immediate reply.

Haddii aad horey u dirtay hal codsi ballan ah, fadlan ha u dirin mid kale mar kale maxaa yeelay waxay sababi doontaa dib u dhac hor leh oo ku yimaada jadwalka ballanta.

UNHCR wax macluumaad ah lama wadaagi doonto maamulada wadanka aad ka soo jeedo ama dhinac saddexaad ogolaanshahaaga la’aantii.

Codsi Isdiiwaan-gelin Cusub

Codsi isdiiwaan-gelin cusub.

Isbeddelka Qaab Dhismeedka Qoyska (Codso Ballan)

Ku darista xubnaha ku cusub qoyska. Ku darid guur. warbixinta furiinka.

Wargelinta Xadhiga & Xanibaada

Wargelinta xadhiga iyo xanibaada kasta. Cusboonaysii warbixintii hore.

Cusbooneysiinta Macluumaadkaaga Shaqsiga ah

Cusboonaysii cinwaanka cusub. Cusboonaysii emaylkaaga cusub.

Cusboonaysiinta Lambarka Taleefanka

Cusboonaysii lambarka taleefanka cusub.

Wargelinta ku saabsan Dukumiintiga luma

Luminta kaarka qaxootiga. Lumitaanka Waraaqada Tixgelinta(UC)

Weydiimo ku saaban waxbarashada

General education support and enquiry.

Cabashadda Khiyaanada iyo Musuqmaasuqa

Gudbi cabasho ku saabsan khayaanada iyo musuqmaasuqa uu qofku sameeyey. Dhammaan macluumaadka la bixiyay waxa loo hayn doonaa si qarsoodi.

Dib u noqosho Ikhtiyaari ah (Codso La-talint)
Codsi la-talin oo ku saabsan dib u noqosho Ikhtiyaari ah ee waddankii hooyo.
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga
Cinwaanka: 570 Jalan Bukit Petaling, 50460 Kuala Lumpur, Malaysia.
Note: Strictly by appointment only.
Khadadka diiwaangelinta:017-6143810 (08:00 subaxnimo-4:00 galabnimo / Isniinta ilaa Jimcaha)
Weydiimaha caafimaadka: 03-2118 4879 (08:00 subaxnimo-4:00 galabnimo / Isniinta ilaa Jimcaha)
Khadka tooska ah ee Xadhiga iyo Xanibaadda: 012-6305060 (8:00subaxnimo-6:00galabnimo / Isniinta ilaa Jimcaha, 8:00subaxnimo-4:00galabnimo / Sabtida – Axada)

Xarunta Wacyigelinta bulshada ee Johor
Cinwaanka:No. 38, Jalan Kempas Utama 2/4, 81300 Johor Bahru.
Note: Strictly by appointment only.
Maalmaha shaqada: Axadda ilaa Khamiista
Saacadaha shaqada: 08:30 subaxnimo-4: 30 galabnimo
Telefoonka: 07-5629800