Run Maaha: Soo galitaanka aad usoo galayso Diiwaangelinta

Wednesday / 26 February 2025

Waxaa nalagu soo wargeliyay muuqaal dhawaan TikTok ah oo faafinaya war been abuur ah oo sheegaya in UNHCR ay siinayso kaararka UNHCR iyo ballamaha diiwaangelinta lammaanaha isqaba ee soo gala UNHCR. Fiidiyowgu wuxuu sidoo kale dhiirigelinayaa shakhsiyaadka inay u yimaadaan UNHCR si ay ballan ugugalaan iyo kaarka UNHCR.

Dhammaan macluumaadka lala wadaagay muuqaalkan waa BEEN.

Fadlan xasuusi asxaabtaada iyo qoyskaaga:

❌HA rumaysan macluumaadka la wadaago fiidiyowga

❌Ha la wadaagin muuqaalkan dad kale

❌Ha iman UNHCR haddii aanad ballan lahayn

Macluumaad ku saabsan diiwaangelinta, fadlan booqo Diiwaangelinta UNHCR.



Share