by Hanani Malay Translator | Aug 22, 2025 | Notices
UNHCR waxay qabatay shirweynihii saddexaad ee sanadka ee Hoggaamiyeyaasha Bulshada, iyadoo isu keentay 109 hoggaamiye qaxooti ah oo ka kala socday 62 kooxood oo bulsho si ay ugu kulmaan maalin wadatashi, is-dhexgal iyo iskaashi ah. Shirweynahani sidoo kale wuxuu ahaa...