Ogeysiisyada

Ka digtoonow khiyaanada: Balamaha ka baxsan saacadaha shaqada

UNHCR ayaa heshay warbixino ku saabsan shaqsiyaado helay farriimaha WhatsApp in habeenkii ay yimaadaan xafiiska UNHCR si ay u halaan adeegyad UNHCR. Taasi waa khiyaamo. UNHCR waxa ay ballamaha bixisaa saacadaha shaqada gudahooda (Isniinta ilaa Jimcaha, 8 subaxnimo...

Iska jir KHiyaanada: Mr Haris / Haris Khan / Mr Barmi

UNHCR waxa ay heshay warbixino sheegaysa in shaqsi Rohingiya ah oo sheeganaya in uu awood u leeyahay in uu bixiyo habka UNHCR u shaqayso uu sameeyey WhatsApp guruub ah iyo kanaal isticmaalaya astaanta UNHCR. Kani waa isla qofka soo dhigay fiidiyowyada YouTube ee...

Haweeney iska dhigaysa inay tahay Shaqaale UNHCR

UNHCR waxay sii wadaysaa inay hesho warbixinadii ugu dambeeyay ee haweenay sheegtay inay u shaqeyso Waaxda Diiwaangelinta iyo Dib-u-dejinta ee UNHCR. Haweenaydan ayaa qaxoontiga kala xidhiidha WhatsApp iyada oo diraysa fariimo cod ah iyo fariimo qoraal ah, waxaanay...

Ninka lagu magacaabo Devdass ama Davadass Anjan

UNHCR ayaa heshay warbixin ku saabsan nin Malaysian ah oo magaciisa lagu sheegay Devdass ama Davadass Anjan, kaasoo la xiriiray xubno ka tirsan qaxootiga oo uu sheegay inuu awoodo inuu dib u dejimo uga sameeyo Mareykanka muddo bil gudaheed ah. Waxaa lagu eedeeyay in...

Iska jir khiyaanada: Rohingya YouTuber

UNHCR waxay YouTube ku aqoonsatay shakhsi Rohingya ah oo sheeganaya inuu awood u leeyahay inuu bixiyo habka UNHCR. Shakhsigu waxa uu soo bandhigay muuqaalo isaga oo xidhan jaakada UNHCR, taas oo abuuraysa aragti ah in uu yahay shaqaalaha UNHCR iyo/ama uu ku xidhan...

Joojinta Warqadaha

Fadlan ha dirin waraaqo ama lacag ha siin qof ka tirsan bulshada aad xubinta ka tahay ,si aad u soo dirto warqado magacaaga ah oo codsanaya diiwaangelinta ama dib u dejinta. Fadlan isticmaal foomka Codsiga Isdiwaangelinta Cusub ee ku yaal Websaytka Qaxootiga Malaysia...