by Super Administrator | Nov 29, 2019 | Notices
Fadlan lasoco in dhamaan shaqsiyaadka raba inay la kulmaan UNHCR Malaysia ay qasab ku tahay inay balan samaystaan.
Waxaa laga dhaafay shuruudahan waa shakhsiyaadka horey u haysta kaarka UNHCR ama dukumiinti kale oo UNHCR ah. Dadku waxaay u imaan karaan UNHCR...
by Super Administrator | Aug 1, 2019 | Notices
UNHCR waxay ilaa hada ka diiwaan galisay dadka Muslimka ah ee walaaca ka qaba Myanmar inay ku darayaan bin iyo binti iyo waliba magaca aabahood magacyo noocaas ahna waxay ka muuqdaan dukumiintiyada aqoonsiga ee UNHCR. Dhaqankan waxaa laga helay khilaaf ka hor imanaya...
by Super Administrator | May 28, 2019 | Notices
Waa inaadan wax lacag ah ka bixin dukumiintiyada UNHCR.Waa inaadan waxba ku bixin nooc kasta ha ahaadee helida kaalmada UNHCR.Waa inaadan qofna lacag siinin si uu kuu keeno oo uu kula soo xiriiriyo UNHCR.