by Super Administrator | Apr 3, 2023 | Notices
Fadlan ha dirin waraaqo ama lacag ha siin qof ka tirsan bulshada aad xubinta ka tahay ,si aad u soo dirto warqado magacaaga ah oo codsanaya diiwaangelinta ama dib u dejinta. Fadlan isticmaal foomka Codsiga Isdiwaangelinta Cusub ee ku yaal Websaytka Qaxootiga Malaysia...
by Super Administrator | Mar 16, 2023 | Notices
UNHCR waxa ay Facebook ka heshay warbixino ku saabsan shakhsiyaad sheeganaya in ay bixiyaan kaararka UNHCR, Warqado Tixgelin ah (UC) iyo warqado codsi dib u dejin ah oo ay ku beddelanayaan lacag, inta badan inta u dhaxaysa RM50 ilaa RM100. Shakhsiyaadkan ayaa dhowr...
by Super Administrator | Mar 2, 2023 | Notices
Diiwaangelinta UNHCR iyo bixinta dukumeentigu lama heli doono laga bilaabo Jimcaha, Maarso 31, 2023 ilaa Axadda, 30ka Abriil 2023, dayactirka farsamada awgeed. Adeegyadani waxay dib u bilaabmayaan 1da Meey 2023. Qaxootiga iyo magangelyo-doonka dukumeentigoodu dhacayo...
by Super Administrator | Feb 15, 2023 | Notices
UNHCR ayaa heshay warbixino ku saabsan shaqsi sheeganaya inuu xiriir gaar ah la leeyahay UNHCR sababo la xiriira xaaladdooda hoggaamiye bulsho. Shakhsigani waxa uu weydiisanayaa qaxootiga lacag si uu u dedejiyo go’aaminta xaaladda Qaxoontiga (RSD) iyo dib u...
by Super Administrator | Feb 8, 2023 | Notices
UNHCR ayaa heshay warbixin ku saabsan haweeney sheegato inay ka shaqeyso qeybta diiwaangelinta iyo dib u dejinta ee UNHCR. Haweenaydan ayaa qaxoontiga kula xidhiidhaysa WhatsApp waxayna codsatay inta u dhaxaysa RM300-500 in lagu soo wareejiyo akoon bangi si aad UNHCR...