by Super Administrator | Jul 9, 2021 | Notices
Iyada oo ay ugu wacan tahay sii socoshada xaaladda COVID-19 iyo Amarada Xakameynta Dhaqdhaqaaqa (MCOs), Xafiiska UNHCR muuna awood u helin inuu sii wado qaar ka mid ah howlihiisii shaqo ee joogtada ahaa. Tan waxaa ka mid ah cusbooneysiinta waqtigaysan ee...
by Super Administrator | Jul 5, 2021 | Notices
UNHCR Verify Plus waa barnaamij moobayl oo cusub kaas oo hada si bilaash ah looga heli karo oo looga soo dajisan karo Google Play Store iyo Apple App Store. Barnaamijkan cusub wuxuu badali doonaa barnaamijkii UNHCR Verify MY, waxaana loo isticmaali karaa in lagu...
by Super Administrator | May 31, 2021 | Notices
Fadlan ogow in dawlada Malaysia ay ku dhawaaqday Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa (MCO 3.0), kaas oo ah xayiraad buuxda oo ka bilaabanaya 1-da Juun 2021 ilaa14 Juun 2021. Tani waxay u ekaan doontaa Amarkii Xakameynta Dhaqdhaqaaqa ee koobaad (MCO 1.0) ee lagu dhawaaqay...
by Super Administrator | May 12, 2021 | Notices
Iiyada oo laga jawaabayo ku dhawaaqista Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa ee guud ahaan dalka (MCO) ilaa 7 Juun 2021, howlaha shaqo ee u baahan joogitaan jireed ee Xarunta Qaabilaadda UNHCR ayaa si ku meelgaar ah loo hakin doonaa ilaa ogeysiis dambe. Shakhsiyaadka lala...
by Super Administrator | Apr 29, 2021 | Notices
Fadlan ogow in xafiiska UNHCR la xiri doonaa maalinta Jimcaha ah ee 30-ka Abriil iyadoo loo fiirinayano Maalinta Shaqaalaha. Wakiilka ayaa dib u bilaabi doona shaqadiisa maalinta Isniinta, 3-da May 2021. Khadka tooska ah ee xirida iyo xabsiyada wali waa la la xiriiri...